Lascanod:- Muwadinin badan oo somaliyed ayaa u imaanaya si ay uga qatan kadhka aqoonsiga qaranka somaliya ee NIRA Laanta Waqooyi Bari.
Masuuliyinta haayadda aqoonsiga qaranka ayaa ufududeenaya muwaadininta anan wali qaadan kaadhka aqoonsiga qaranka somaliya in ay helaan kaadhka.