CIID MUBAARAK | EID MUBARAK |
عيد مبارك
Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhamaan Ummadda Islaamka Meel walba ay Dunida Ka joogaan iyo Gaar ahaan Ummadda Somaliyeed Munasabadda Ciidul- Adxaa awgeed.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وأنتم بخير
Garoonka kubadda cagta Stadium Muqdisho oo dib u dhis xooggan ay ku sameysay dowladda Soomaaliya ayaa hadda lagu bilaabay in la fidiyo roogga Cagaaran iyadoo qorshuhu yahay in dhawaan xarigga laga jaro.