@alihwarsame@Abdikadir_Dooy USA waxaa kunool 350 Million, waxaa codeeya 150 Million, Marka 200 Million ee soo Haray macnaheedu doorashada Mareeykanka kuma faraxsana miyaa.?!
Waxaas oo kale adeer dad waa wayn loolama yimaado!
@alihwarsame@alihwarsame USA waxaa kunool 350 Million, waxaa codeeya 150 Million, Marka 200 Million ee soo Haray macnaheedu doorashada Mareeykanka kuma faraxsana miyaa.?!
Waxaas oo kale adeer dad waa wayn loolama yimaado!
@alihwarsame USA waxaa kunool 350 Million, waxaa codeeya 150 Million, Marka 200 Million ee soo Haray macnaheedu doorashada Mareeykanka kuma faraxsana miyaa.?!
Waxaas oo kale adeer dad waa wayn loolama yimaado!
@alihwarsame 400k waa inta isdiiwaan galisay ee rabta inay wax doortaan sidaas ayayna Xuquuq ku heleen, kuwa Xabadda la hortaagan oo diidan in la codeeyaa waa 4 Wiil oo ilmo adeer ah.
F.G: kuwa aan is diiwaan galin iyagaa Xuquuqdooda soo doonan waayay oo ka Tanaasulay.!
@alihwarsame@alihwarsame 400k waa inta isdiiwaan galisay ee rabta inay wax doortaan sidaas ayayna Xuquuq ku heleen, kuwa Xabadda la hortaagan oo diidan in la codeeyaa waa 4 Wiil oo ilmo adeer ah.
Kuwa aan is diiwaan galin iyagaa Xuquuqdooda soo doonan waayay oo ka Tanaasulay.!
Alxamdulilaah, The visit of Minister Jama of the FGS to Las Anod without any visa or diplomat visitation means LasAnod is finally recognized by the FGS as a city of Somalia and not part of Somaliland territories which the FGS members can't visit. Welcome Hon. Minister Jama to Sool, Somalia.
@VPsomaliland isma qaadato ciidana waa uruursanayaa, nabadna waa ka shaqeyneynaa. Dagaal u qalab qaado, ama nabad u qalab qaado, tay noqotaba diyaar baanu u nahay. Bring it on.
Nabad hadey run kaa tahay na, ciidamadaada qaado. Hadii kale soo dir Wilasha
@musebiihi Xududaha waxaan moodayey in la dhameeyey 1960kii, ee hadii Engriis tabasho qabo, ha noo yimaado. Waa xaajo Somali iyo Engriis u dhexeysa. Wixii intaa ka sokeeya, san kuneefle kale ka dhageysan mayno xuduuda SSC meeshay tahay. Waa Soomali, Soomalibaana iska leh.