Before him, his father was a principled community leader known for his honesty and integrity. Today, Ahmed Baashi is regarded as a decisive politician whose principles and political approach remain consistent and unwavering.
Raysal wasaaraha Itoobiya: "Soomaaliya waxa aan wadaagnaa wax ka badan xuduudo oo dad & masiir ah." — Abiy ayaa yidhi, isaga oo intaasi ku daray in ay MW Xasan Shiikh ka wada-hadleen amniga Gobolka & is-ixtiraamka labada dal.
Raysal wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid oo deegaan-doorashadiisu tahay Gedo ayaa loo magacaabay Hoggaamiyaha Kumeel-gaadhka ah ee Koonfur galbeed, iyada oo uu xilka haynayo inta ay DFS ka qabanayso doorasho toos ah, sida aan hore u tebiney.