Waxaa si guul ah noogu soo idlaatay xaflad lagu shaacinayey aas-aaska Somali Bloggers Association. Munaasibaddan waxa ka soo qeybgalay maamulka Somali Public Agenda, tabobarayaal iyo bloggers wax ka qora arrimaha bulshada Soomaaliyeed.
#SomaliBloggersAssociation#SomaliBloggers