SUPER CUP FINAL โ CEERIGAABO.
Finalki Koobka Super Cup 2026 ee Gobolka Sanaag waxaa ku kulmi doona kooxaha .
DHC Ceerigaabo F.C. ๐ Caafimaadka Sanaag F.C.
๐ Taariikh: Jimce, 07 August 2026
โฐ Waqtiga: 4:00 PM
๐ Garoonka: Daallo Stadium.
Joan Garcia โHadafkayga xilli ciyaareedka 2026/27 waa inaan ku guuleysto UEFA Champions League, oo ah koobka ugu weyn uguna qiimaha badan heerka kooxaha. Waxaan leeyahay hami iyo rabitaan weyn waana yoolka aan naftayda u dejistay.โ
Carlos Espรญ ayaa saacado yar ka dib markii uu kusoo biiray Real Madrid waxa uu hore ka bilaabay tababarkiisa waxaana uu la qaatay kooxda weli joogta. Carlos Espรญ ayaa qeyb ka ah ciyaaryahanada ka hortegaya Fiorentina berri.
๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
Kulan saaxiibtinimo oo taariikhi ah Brazil iyo India.
Brazil ayaa u safri doonta magalada Kolkata ee dalka India si halkaas ay ugula soo ciyaarto xulka Qaranka India taariikhda markii koowaad ciyaarta ayaa ka dhici doonta garoonka Salt Lake Stadium 3-10-2026.
๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จHERE WE GO: kooxda Gaashaan Gebilay ayaa soo bandhigtay saxeexa goolhaye Anas oo ay kala soo wareegtay kooxda Asluubta Gebilay. Anas ayaa lagu xasuustaa bandhig heer sare ah oo uu kusoo bandhigay horyaalkii horyaalada ee berbera ka qabsoomay.
Som Goall
๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จHERE WE GO:Kooxda Dawladda Hoose ee Burcoo ayaa dhameystirtay saxeexa ciyaaryahan Muse Shawqi oo ay kala soo wareegtay kooxda Goodir BuraoSom Goalll
๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จ๐จHERE WE GO: Kooxda Dawlad hoose ee Berbera ayaa si rasmi ah ula wareegtay guuled Ibrahim โguyoโ kaasi oo hore ugula joogay Heshiis amaah ah, DHB ayaa amaahdii u bedeshay heshiis rasmi waxaana uu Guyo saxeexay heshiis saddex sano ah.