Madaxda Dowladda Federaalka ayaa ka fakaraya qabashada doorashada xildhibaannada Federaal oo toos ah ka dib qabashada dooradhooyinka isku-sidkan ee Koonfurgalbeed, Galmudug & Hirshabeelle, tani oo timi ka dib cadaadisyo ka yimi Beesha-caalamka — ILO.
Yemen: Xuutiyiin ayaa qorshaynaya in ay lacago ku soo rogaan maraakiibta maraysa marin-biyoodka Baab Al-Mandeb, si la mid ah Hormuz oo dhaqaale xooggan ay ka samayso Iiraan — ALAkhbarNews.
Tani waxa ay saameyn dhaqaale ku yeelan doontaa Soomaalida.