انقضى عصر الإدارة بالحكمة ودخلنا في عصر الإدارة بالعصا.
الجيش الوطني الصومالي ينهي سيطرة المتمرد لفتاغرين على مدينة #بيدوا خلال يومين ومن المتوقع أن يتمكن من دخولها غداً. #الصومال
@truehalyay@khatumokeen Somaliland's grievances are political in nature. I was watching recently another interview with Boqor Burmadow who is close ally of Irro suggesting the idea of relocating the capital to Hargeisa and endorsing HSM's reelection to bring these ideas to fruition.
Turkish and Somali forces have freed a cargo ship hijacked by pirates off Somalia's Puntland coast, killing 14 pirates and destroying four boats in the 10-day operation, authorities say.
🔗 https://t.co/pu5R8li0Jy
Waxaan daawadey wareysigii @SherifAbdinur iyo @AbdikarimAKaar la yeeshay professor Kuusow nin lagu sheegay inuu Sociology ka dhigo Jaamacad mareykanka ku taal oo Af Somali jajab ah ku hadlayay kana soo jeeda Koonfurgalbeed. Ninkaas macluumaad qaldan oo badan ayuu ka bixiyay deegaamada iyo beelaha Somaliyeed oon aaminsanahay inuusan tagin ama aqoon u laheen oo kuwo ugu badan uu ka dhigay kuwo laga badan yahay sida beelaha Hirshabelle iyo Jubbaland oo la ogyahay kuwa ugu badan. Aniga Shakhsiyan waxaan aaminsanahay in Beesha Gedo ugu weyn ay core ka JL tahay halka uu asaga ka dhigay beesha Jubada hoose u badan marka laga reebo Kismaayo ooy wada degaan.
Hadaan u imaado Hirshabelle wuxuu sheegay in Beeha Abgaal core ka tahay statekan!
Abgaal waa ka dhul iyo dad yar yahay Xawaadle markey timaado hirshabelle waayo Xawaadle toos ayuu u degaa from Xadka itoobiya ilaa magaalada Jowhar oo uu waqooyi Galbeedkeeda dego(Galbeedka wabiga Shabeele) iyo tuulooyinka hoostaga waxaa u dheer Balcad, Qalimow, Xawadley oo uu wax ka dego una badan Adeerada Xawaadle siiba Miinlaawe iyo Abdirahmaan. Dhinaca bariga jidka jaayga dhan from ceelbaraf to Adan yabaal waa xawaadle, doog ahaan xoolahooda waxay gaaraan aaga miirtuugo. Dhinaca bari daanta wabiga Iji iyo iyo Calaag.
Waxaa daliil kuugu filan cidii deegaamada Abgaal ee xuduuda hiiraan dhaca ka saartey Al shabaab 2022 ayadoo gudaha shabeloada dhexe heestaan sida Al kowthar iyo daarunicm!
Abgaal markey marayeen ayay inta soo ka soo leexdeen Guulane ay toos ceeldheere Buraale oo xawaadle jooga u imaadeen!
Hadii Abgaal Xawaadle ugu badan yahay Hirshabelle muxuu ugu tiursan yahay military ahaan asagoo heesta awoodii dhameed ee dawlada Somalia iyo tan stateka? 🤣
Qaladka labaad waa waxa ay ugu yeeraan " Galbeedka hiiraan" ama Qoraxsin
Waxay sheegeen Magaalada Baladweyne inay kala Barto Buundo la qufulo!
Magaalada Baladweyne waxay leedahay Laba Buundo waliba mida lagu bilaabay xiligii talyaaniga 1930s oo ah Buundoweyn waxaa labada daan dega beesha Xawaadle, mida danbe oo Kacaankii dhisay 1972 ayaa Liiqliiqato ladhahaa waxaana Galbeedkeeda dega beelaha kale waa 25% ee Magaalada oo ka kooban 4 Xaafad; labo bariga ah oo Xawadle dego iyo laba galbeedka ah oo mid Xawaadle dego( Buundoweyn) iyo mid Howlwadaag la dhoho oo beelaha kale degan.
Buuloburde oo u badan galbeedka wabiga kana kooban 7 xaafad kurti waxaa u badan beesha Xawaadle halka beesha baadicade ka degto labo waax oo xaafadaha Galbeedka ka mid ah!
Waa tan qariirada Baladweyne sidee wabiga u kala baraa Xawaadle iyo inta kale ayadoo Xaafada qoraxsin ee koonfurta ka xigta howlwadaag ay Xawaadle.
Somalia’s national airline is expected to start flying next month, resuming a service that has been grounded since the Horn of Africa country descended into civil war in 1991 https://t.co/j3CYC1GaRv
الرئاسة التركية:
- لن نسمح أبدا بزعزعة استقرار سوريا
- الادعاءات الباطلة لنتنياهو تهدف إلى تبرير الغارات الجوية غير القانونية المستهدفة لسيادة سوريا
- سنواصل التعاون مع الحكومة السورية من أجل إرساء الأمن والاستقرار والازدهار في سوريا
⚠️ #SNA seized armoured vehicles, weapons and a live prisoners from Laftagaren's militias, among captured vehicles is Al shabab seized armoured vehicle in 2023, now Laftagaren's militias were using, today #SNA recaptured that vehicle.
#Somalia..
Former Energy Minister and MP Abdirizak Omar Mohamed is expected to announce his bid for the leadership of #Hirshabelle state on Thursday, receiving backing from fellow candidates such as Ali Osoble and Qoono who will withdraw from the race in support of him. #Somalia
هنّأ صاحب المعالي محمد أحمد اليماحي، رئيس البرلمان العربي، السيد عبد القادر محمد نور بمناسبة انتخابه رئيسًا لمجلس الشعب في جمهورية الصومال الفيدرالية.
وبحث الرئيسان سبل تعزيز العلاقات بين البرلمان العربي ومجلس الشعب الصومالي، وتطوير أوجه التعاون والتنسيق المشترك بينهما.
من جانبه، أعرب رئيس مجلس الشعب، السيد عبد القادر محمد نور، عن شكره وتقديره لصاحب المعالي رئيس البرلمان العربي على تهنئته الكريمة.
#اتفاقية_مكة ستعيد اخلاقيات الاسلام الحقيقي وترسم المشهد بالمنطقة. 👍🏼
الاتفاقية الكبرى تنص 🇹🇷🇵🇰🇸🇦🚨:
(أي هجوم مسلح على أحد هذه الدول يعد هجوما على الدول الثلاث جميعها).
Former minister Abdirizak Omar and upper house deputy chairman Ali Shaban are close allies of Hassan Sheikh, making it likely that he will choose one of them after the Hawadle clan urged him to choose his preferred candidate among them
#Hirshabelle
Over $12 billion has been channeled into African Union (AU) peace missions in Somalia since 2007, yet no significant improvements have been made, so it's time to let them go. We need to increase salaries for the SNA, as they could outperform them with support from Turkey. #Somalia