Dhibka soomaalideena haysata waa inay u fikirayaan sidii qof soomaali ah kaliya.
Ka bax hab u Fikirka kooban ee aan ka baxsanayn soomaalida.
Fursaduhu waxay yaalaan marka aad u fikirto si guud oo aan ku xirnayn qabiilka aad tahay iyo jinsiyadaada.
Ha u fikirin reer Tuulo.
#dildaanyeerka
#xaliye
@WajaaleMan@GaraadMukhtaar Not only his kids but also ilmo walba oo nabadoon ama kuwa dowlada ka shaqeeya saas ah and we support them because of qabiil ���🏾♂️😂