Gudoomiyaha Guddiga Qaranka Mudane Xasan Abshirow oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee @TurkishEmbassy in Mogadishu siay uga tacsiyeeyaan Dowladda iyo Shacabka Turkiga dadka ku dhintay musiibadda dhulgarirkii ka dhacy
MUQDISHO : 02:07:2022, Waxaa maanta Dugsiga Maareynta iyo Maamulka Guud ee Jaamacadda Umadda si habsami leh ugu soo gabagaboowey tababar, 37 ka mid ah Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo ka kala socday Hay'adaha Dowladda ee lagu tababarayey Kormeerka iyo qimeynta o ku saleysan natijo
Xafiiska Guddi-Hoosaadka Kormeerka, Anshaxa & Abaalmarinta ee Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Dowladda oo kormeer shaqo ay ku tageen W Qorsheynta iyo W Dhalinyerada iyo Cayaaraha waxay kulan dardargailn shaqada ah la yeesheen dhammaan Ag waaxedyada wasaaradda .
GUDDIGA QARANKA EE SHAQAALAHA RAYIDKA DOWLADDA AYAA MAANTA BILLAABAY WEJIGA 1-AAD EE DHAQANGELINTA ISTICMAALKA AALADDA SUUL-SAARKA SHAQAALAHA RAYIDKA DOWLADDA Barnaamikaan Suul saarka ayaa loogu gol leeyahay in lagu xaqiijiyo shaqo-galka & shaqo ku negaanshaha hayโadaha.