Lasoo xidhiidh ehelkaaga iyo asxaabtaada adoo gudanaya wajibaadka Xajka adoo isticmaalaya adeega WAAFI.
Waafi waa Mobile APP kuu sahlaaya in aad hal meel kawada heli karto dhamaan adeegyada Telesom.
Si aad ula soo dagto App-ka Waafi fadlan furo Link-gan. https://t.co/SeSKLoG27I