Falcelinta reer Ceerigaabo iyo dhacdooyinka qaar.
Ninkii Hebel waa jabay….. Ma Baf?
Ala nin baa la dilay……. Ma kaw?
Hebel waa la dakhray…. Ma Bash?
Wuu siibtay….. Ma wif?
Wuu cararay …. Ma bilig?
Wuu dusay…. Ma wis?
Hebel waa la waayey…..Ma nag?
Hablihii waa is dagaaleen….Ma daf?
Hebel waa la qaniinay……. Ma gam?
Heblaayo way dhacday…. Ma Dam?
Hebel moobilkii baa laga dafay…. Ma haf?
Hebel balantii wuu ka baxay….. Ma gas?
Hebel waa aroostay…….. Ma alalag?
Heblaayo waa la furay…. Ma qararaf?
Hebel wuu waashay…….. Ma waw?
#Ceerigaabo
#Soomaaliya
#Erigavo
#Somalia
#makhir youth have been proudly ahead of their elders and leaders in celebrating the region’s distinct history, including the flag, which is one of the oldest flags. This awakening,lead by the youth,is encouraging and has spurred the rest of the community to follow suite.