Wax fudud, maahan oo layska dhaafi karo neceybka halkaas gaarsiisan ee Xamar ka soo yeeraya!.
Puntland ama Deni mucaarada ama taageera, colaadda iyo naceyb la idin qabo waad aragtaan!
Go'aanka idinkaa leh!
This is our culture! When we get the power, we are going on until we reach our limit. We don't respect any law. As you see in the below picture, Said bombed Hargeysa, Bihi bombed La'socaano, and Hasan bombed Doolow.
Turkey's airstrikes for the southwest region have dramatically increased in the last months. This action is an unlawful invasion of Somalia's sovereignty.
Tani waa taariikh, qoran oo aan la hilmaami doonin.
Waxba yaan meelaha laga ilmeyn lagu hayn Deni muu hadlo.
Shacabka reer Soomaaliland waad guuleysateen hal tillaabo baad horeybu qaadeen. Marna yeeyna hoos i diin dhigin, aragtida qof hooggaaga jcl.
Guuleysta.
Wax fudud, maahan oo layska dhaafi karo neceybka halkaas gaarsiisan ee Xamar ka soo yeeraya!.
Puntland ama Deni mucaarada ama taageera, colaadda iyo naceyb la idin qabo waad aragtaan!
Go'aanka idinkaa leh!
Aqoonyahan ninkii doonayoo kaalay dhigo aqoontayda
Soo qaado qalin iyo waraaq annaa maanta ku dhigine
Ha iga boodin ee i fahan faahan baan noqone.
Awliyadu xalay meel sare bay ku waa bariisatay, intiina dhulka jooga nabad ka tihiin.
@m_baldho Cali Gaab, Xasan Shire, Asad Diyaano, Awil Daad iyo xaabo badan, Talow danta ay PL u hayaan oo aan ka ahyn in ay ka xooleystaan maxay tahay? Laysma dhaamo! Waxan se qirsanahay in ay dushayada ku dagaalamayaa tuugo is haysataa. Waanu kici doonna!
@umutcagrisari Greetings, Turkish Spy,
I want to let you know that this is Somalia, not Turkey, and that the Somali people are democratic by nature and do not tolerate authoritarianism.
Please go back to Turkeye and inform your people to refuse the dictatorship from President @RTErdogan.
Kooxda HAG midna Villada ku jiro kuwana albaabka taagan yihiin, in ay kala adkaadaan waa muhiib ee midi soo haro.
Waan ku dhiiri galinaya odey Xasan in uu tilaabo ka qaado kooxda banaanka joogta.
Sidoo kale kooxda banaanka joogta waa in ay Xasan villada ugu daataan!
@AbdinasirSola Odeygaan asagaa labo nooc ah, mar uu MW-ne yahay iyo mar uu tuug, burcad ah yahay. Marka aragtaydeyda labada jeer ba haddii la caayo waa ansax, ciddii dood sharci ah ka qabtana ha ii timaado waan kala doodayaaye.