Wasiirada magacaaban ee xalay la sii wargeliyay ayaa saaka looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, si ay goobjoog uga noqdaan Munaasabadda ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Soomaaliya.
Golaha Wasiirada la magacaabayo ayaa ah 25 Wasiir, halka Xukuumaddii hore aheyd 26 Wasiir.
DEG DEG war hada na soo gaaray ayaa sheegay in isbedal lagu sameeyay xubno horay loo filayay in ay wasiirada ka mid noqdan Xukumada ayaa waxaa u badanan doona waji cusub halka wasiir kuxigeenada iyo waasiru dowlayaasha laga keeni doono Golaha baaralamaanka si loo meel mariyo.
War deg deg ah! Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay dishay Hoggaamiyihii Kooxda Al qaacida Ayman Al Dawaahiri, Kaas oo sida la sheegay ku dhintay duqayn Toddobaadkii hore ka dhacday Gudaha dalka Afgaanistaan.
Halkani waa Muqdisho. Maqaayadda Riyo, KM5.
Sida muuqato Reer Muqdisho, waxaa ku soo laabtay rajadii dowladnimo ma jirin isku imad nuuc oo kale ah 5 Sano ee la soo dhaafay.