Galab wanagsan
Somalia o hagagto wa qof wadaniya o madax ka noqda .hada waxay ahy askari barta khimrada cidanimo .waxa rajaynaya INA noqdo malin ka mid ah madax weyne ama taliya cidanka usareya .
Somalinimo INA deqda dadkeygiyow .
@Abdulla56016544@engyarisow Dadka aya wax bena ushegtan .waxa ka horeya wax wlba in nabada ad kudadashan socelinta nabada gudomiye wayo waxa dhisto wa burburayan hadi ay nabad jirin .
Aniga waxa ahay qofka kaliya a an tageera u ahyn hal qof o kamid ah siyaasinta somaaliyeed .waayo ma jiro qof umuqda dacad.dhamaan mid walba ka mid ah waxu yimi .magac iyo maaal
Taas na ma ah mid an kutagerayo
Aniga .
Somalida wa ogtahay lkin qabiil ayey kutagertaa.
Waxa jira dad badan oo ka hadlay showgii maxamed bk.balse waxa qiraya in uu Ku fashilmay .waayo waxa oranaya fanaan qabiil maleh .ee maxamed bk wa INA isasaxdaa oo magacaga iyo codkaga ad Somali Ku hal maashaaaa
Nolosha waxa ay rabtaa INA ayada kunolato balse . ma ah in ay ayadu Kugu nolaato .run sheeg aya garan kara hadalka wanagsan balse benloow asaga aya isla saxsan