Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:
"Qofka afuriya qof sooman ajarkiisa oo kale ayuu leeyahay iyadoon kii soomanaa ajarkiisa waxba laga nuqsaaminayn."
Ku dadaal in aad afuriso dadka sooman waxa jira dad badan oo innagu dhex nool oo aan awoodin in ay iska bixiyaan afurada.
#RamadanMubar