🇺🇸 Donald Trump : 79 years old wants war with Iran
🇮🇱 Benjamin Netanyahu : 76 years old wants war with Palestine
🇷🇺 Vladimir Putin : 74 years old wants war with Ukraine
🇪🇸 Pedro Sánchez : 55 years old took stand against all of them 🔥
Today, 🇭🇺 Hungary elected 45 years old Peter Magyar the Prime Minister
The world needs more young leaders who take decisions for which they would live enough to see consequences, not boomers who have already lived their lives and putting the peace of Next Gen at stake
Shiikh Umal oo ka hadlaayo rag culimo sheeganaayo laakiin u sacbinaayo siyaasiyiin khawano baba dhilif ah iyo dastuurka aadka u xun ee umadeena lagu gumaysanaayo shisheeyana loogu adeegaayo .
Fahamka iyo Maareynta Awoodda Siyaasadda
Dadka siyaasadda Soomaalida ka shaqeeya wali waa ay la wareersan yihiin fahamka dowlad shiska iyo maareynta awoodda siyaasadda ee la socota dowladnimada casriga ah. Dhaqanku wuxuu noqday in la kala xoogo, la kala iibsado, dabadeedna la isku dulmiyo. Dhaqanka maanta ka socda Soomaaliya waa kii keenay colaaddii lagu hoobtay.
Indheer-garad iyo aqoonyahan badan ayaa laga yaabaa inay jawaab u raadinayaan su’aalo ay ka mid yihiin: Sidee ayey dowladi ku dhisantaaa? Heerarkee ayay soo maray dowlad-dhisku? Duruufaha ay dowladnimada casriga ah ee Yurub ku samaysmeen iyo kuwa ka jira dalalka Africa iyo keenna maxaa ka dhexeeya? Maxaa laga baran karaa nidaamyada shaqeeyey?
Waxaan kula talinayaa indheer-garadka iyo aqoonyahanka danaynaya mowduucan inay fiiro gaar ah siiyaan labadan buug ee uu ka qoray Francis Fukuyama tajribada dowlad dhiska dunida iyo taxanaha documentary-ga ah ee uu Ali Mazrui ka sameeyey qaaradda Africa: https://t.co/3lMT6BAfWF
@SuldanGalmudug @AbdikarinBundi1 Bro sirtuba waa in ay ogaayeen,bal se markii si Babliga loo waydiiyay ay dha heen ma ogin..sirtuba waa in taas bro....haatan waa inagii oo Soomaliya aan cadawga iska dhicino markaa oo yaan la gu mashquulin wixii dhacay.