It’s time to reflect on some hard truths.
The Talmud is the enemy of Judaism.
Wahhabism is the enemy of Islam.
And Christian Zionism is the enemy of Christianity.
Purge these three perversions of religion, and we might have a chance of achieving peace and harmony in the world.
Continue to embrace/tolerate them, and our future will be marked by even more death and destruction.
@SherifAbdinur Wadanka waa FEDERAL ee Deegaankiina aada oo halkaas kasoo Caytama
Somalida, DALKA ayaa ka dhaxeey
Ee Deegaanka kama dhaxeeyo
Sida ku qeexan Dastuurka Federalka
Hiiraan aad , ee kasoo hadal halkaas
Isagana , Gal gaduud ha ahaado
Lkn Goof,kaas , Unukaa leh
@OGAA_NSHO Been & Propaganda
Ayaad faafineesaa
Waxaadna dhaawaceysaa
Kalsoonida Shacabka eey ku qabaan Dowlada Somalia
Somaliya weey soo Kabsaneesaa
Waxaana ka Socdo , Wanaag badan
Lkn
Adiga kuuma Muuqdaan intaas
Kaliya https://t.co/vkvBiPhT5N, ayaa kuu muuqdo
Positive. Ka arag
@OGAA_NSHO Waxaad faaafineesaa Propaganda
Been Abuur & Wax aan Jirin
Waxaad Taageertaa JOOLAANI
& Argagixisada , waadna Amaantaa
Khaliij.ka, baad amaantaa
oo dhamaantood Dabo dhilif u eh
Mareekan & Yahuud
Axmed Madoode & Reerkiisa
Baad Neceeb u qabtaa
Waanu ku fahmi karnaa
@OGAA_NSHO Si qaldan wax ha u sheegin
Ciidan Nabad ilaalin eh haka dhigin
Ciidan soo duulay oo Gumeeste eh
Fadlan ma ii Sheegi kartaa
Hal dal oo CARBEED , Khaliijka
Ee Xur ka eh , Ciidan Shisheeyey
Kuligood waxaa ka dhisan
Saldhigyo Waaweyn ee uu Mareekanku Leeyahay .
@OGAA_NSHO Lkn waxaad Amaantaa Gooni goosatada natanyaahuu Raacday
Sidoo kale waxaad Amaantaa JOOLAANI oo eh Argagixiso & Sirdoon
Waxaadna dafirtaa Jiritaanka Dowlada Federalka ee Somaliya
Axmed Madoobe & Reerkiisa waxaad
U aragtaa Cadow & dad Xun