As of 14 April 2026, both Houses of Parliament are legally vacant until a new, constitution-compliant Parliament is formed. Any actions by the 11th Parliament beyond this date are unconstitutional and have no legal effect.
Odayga haloo sheego 54 maalmood u maraysaa 15 may waxaa loo aqoonsan doonaa inuu @TheVillaSomalia sharci darro ku joogo maatay warkiisa la dhagaysaa yaan la arki xasanow odayaashii oo aaday ayadoo la dhisaayo jamuuriyad afaraad bahashaan yeesan ku dumin taladaada