@OsmanBarud Twitter-ka bariijka iyo waxyaabahan yar yar ee laydh kaa hala soo doonanin. Waxyaabahas Facebook-ga iyo meelahasaynu ku goos goosanaynaaye.
@kamalhoyadi 4 sanno camal laβaan baa ku haysay. Intaad siyaasad baranaysay maad reeraha kala baratid. Hadaad maanta si wacan reeraha iyo qabyaalada u kala baran lahayd waxbaad noqon lahayd.