In a desperate bid to stay relevant, remnants of the TPLF system, along with their minions and former enforcers in the Somali Region, are resorting to smear campaigns to discredit a region making undeniable strides in stability and progress.
We are fully aware of the characters behind these noisy outlets. The Somali Region has not forgotten the atrocities and brutality inflicted under the TPLF era.
Having lost both the war and their political relevance, this is a futile effort. Even in Tigray, people are turning the page, while reasonable voices engage constructively with the federal government to shape a better future.
WAR SAXAAFADEED
Muqdisho, February 28, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo abaabul iyo dhaq-dhaqaaqyo dagaal ka waday Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose, waxaana la dilay in ka badan 40 dhagarqabe.
Howlgalka koowaad oo ka dhacay deegaannada Waab-weyn iyo Isgoyska Madaxyo-weyn ee hoostaga Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad loo diyaarinayay in ay falal argagixiso ka fuliyaan deegaannada ku dhow Maxaas. Howlgalkan, oo lagu dilay ilaa 17 dhagarqabe, ayaa sidoo kale lagu burburiyay goobo ay gabbaad ka dhiganayeen Khawaarijtu.
Dhinaca kale, weerar guul ku dhammaaday oo Ciidanka NISA iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen howdka deegaanka Buulo-naagey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaa lagu soo afjaray 23 Khawaarij ah oo lagu soo daabulay halkaas si ay u carqaladeeyaan saldhigyada ciidanka qaranka iyo isu-socodka amniga ee gobolka. Beegsigaas ayaana lagu wiiqay isku-daygii Argagixisada ee ahaa in ay Buulo-naagey u adeegsadaan marin u fududeeya carqaladeynta amniga.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay kor u qaadday dadaalka joogtada ah ee lagu ciribtirayo Argagixisada, isla markaana lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida dalka. Fadlan muwaadin, wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Al-Shabaab/Daacish la wadaag NISA: 199 / 0770747474 / 0620545454
We extend our deepest condolences on the passing of veteran diplomat Ambassador Ahmed Abdalla Mohamed in #Minnesota, #USA. He served Somalia with distinction in #Tunisia, #Algeria, and #SaudiArabia. May Allah grant him Jannatul Firdaus and grant his family strength and patience.
Waa kuwama kuwaasi
Dadkii marka ay maqlaan Madaxweyne CMC ayaa la sii deyn qandhoonni jireen isla kuwii ayaa waxay dhaheen muu dibadda iska aado
Maxaan u aadi dalkaygan joogi oo dibad kasta ka fiican
Mudo kadib markii ay maqleen in aan dibadda safar ugu baxayna iyaga oo shaadh nasteex ah ii soo xirtay ayay gacan afraad warar igu soo gaadhsiiyeen oo muu dibadda iska joogo
Joogi maayo oo maxaan u joogi
Kadib waxaan ugu jawaabay sawir muujinayey ku soo noqoshadaydii garoonka Addis Ababa
Intaas kadib waxaa sii laba jibaarantay cadowtinimadoodii oo waliba cadhadii u sii dheeraatay
Dadkaas waxaan u sheegayaa in aydnaan marna iga filin in aan dalkayga iyo deegankayga xisbiga PP ee uu Dr Abiy Ahmed madaxweynaha ka yahay Mudane Aadan Faraxna madaxweyne ku xigeenka ka yahay iyo dowladdayda federaalka iska daa in aan mucaaradee kaliya waxaad iga filan kartaan in aan ahay qof diyaar u ah in uu guto waajibaadkiisa muwaadinnimo
Qof kasta oo dowladdayda federaalka cadow u ah waxaan ahay kii shuruud la’aan kaga difaaci lahaa
Waxaana ka mid ahay muwaadiniinta 130 million ah ee diyaarka u ah in ay dalkooda cadowga ka difaacaan
Dadkaas igula yaaban jacaylka Itoobiya iyo muxaafidnimadayda joogtada ah waxaan u arkaa in haddii ay shaqada waayi lahaayeen isla markaaba ay dafiri lahaayeen aqoonsiga Itoobiyaanimada ay hadda wax kasta ku yihiin
Yacni dadkaas Itoobiyaanimadoodu waa lacag iyo kursi
Haddii ay waayaan way ka baxayaan
Sidaas oo kale ayaad iga fileyseen
Taasi ma dhacayso
Waxba ha ku ducaysanina
Madaxtooyadii hore, garoonkii hore, iyo guriga martida ee Qadh-Yahan Dhoodaan hal goob oo isku dhow ayey ahaayeen.
Haddii aad maqli jirtay, lax-dhakani col iyo abaar toona moog waa Maxamed Fatax.
Ninka xafiiska uu madax-xafiiskeed ama wasiir ka yahay iyo qaab-dhismeedka uu ku shaqeeyo, bosaska shaqo ee isaga iyo shaqaalah uu maamulo ay ku Mushar qaatan account iyo jeega uu saxeexo cidda samaysay, in ay xukumadeyda aheyd hada iskaba daaye waagii horeba wuu ka dhakanaa.
Maxamed Faatax Marka uu shirku dhammaado ayuu odhan jirey Muxuu yidhi Madax-weynuhu? Kadina ninka garab fadhiya ayaa midaar ahaan ugu sheegi jirey
Nin ayaan ku idhi war horta ninkii maxamed Fatax ahaa maqalkii ma u soo nodey wuxuuna igu yidhi mayee dam ayuu noqdey balse qalab casri ah ayuu dhagaha soo gashadey. Hadii aan wax yar uun hoos u dhaadhaco
Madaxtooyadii hore garoonkii hore iyo guriga martida ee Qadh-Yahan Dhoodaan hal goob oo isku dhow ayey ahaayeen.
Guriga martida waxaa deggenaa madaxdii Al-Itixaad xiligii ay soo xaroodeen Halkaas ayaa lagu soo booqan jirey.
Salaaddii subax kadib, aniga oo jimicsi sameynaya ayaan orod ku ag maray askari haystay qalab isgaarsiineed. Waxaan maqlay cod sheegaya in Maxamed Faatax oo ku socda Madaxdii Al Itixaad uu bannaanka taagan yahay,
Intii aan orodka ku jiray ayaan isweydiiyey sababta masuul dowladeed Judha hore u sameynayo booqasho aan rasmi ahayn.
Galabtii isla maalintaas, kadib markii aan shaqada ka baxay, ayaan xaqiijiyey in ninka la sheegay uu ahaa Maxamed Faatax laftiisa.
Wixii intaas ka danbeysay taarikhdiis sida dagaaldii uu ku dhawacmey iyo kii uu ku dhago beeley goobta ay ahaayeen khibradiisii shaqo in uu hospital dadka lagu daaweeyo ka shaqeyn jirey iyo in kaawanka dadka lagu qalo ka shaqeyn jirey isaga ayaan u dhaafi doona taasina waxay aheyd sababta uu shaqadiisii ku waayey.
Dadka uu Ilaahay Arsaaqadood ku Xawilay CMC iyo Koodhadhka Joogitaan, Amaan, Maqnaansho, iyo Aflagaadooyin
Dadka uu Ilaahay arsaaqadooda ugu xawilay Madaxweyne CMC ma aha hal koox oo isku dabeecad ah, mana aha hal cod ama hal mowqif. Waa shakhsiyaad kala duwan marka la eego waqtiga ay hadlaan, qaabka ay isu muujiyaan, iyo ereyada ay adeegsadaan. Si kastaba ha ahaatee, kala duwanaanshahaas dusha sare ah ma baabi’inayo xaqiiqda hoose ee mideysa, taas oo ah in arsaaqadooda si toos ah ama si dadban ugu xiran tahay X Madaxweyne CMC.
Hadalka iyo isbeddelka mowqifkoodu waa xeelado, balse isha dhaqaaluhu waa mid joogto ah. Taasi waxay dhalisaa qaab nololeed siyaasadeed oo ku dhisan ku-tiirsanaan, arsaaqda la xawilay, halkii uu ka ahaan lahayd mid ku dhisan karti, hufnaan, iyo wax-soo-saar.
Koodhka Lambarka CMC+/1
Arsaaqadaha Lagu Helo Guulwadeyn Xad-Dhaaf ah
Koodhkan wuxuu astaan u yahay dhaqaale laga helo guulwadeyn joogto ah iyo ammaan aan xuduud lahayn. Madaxweyne CMC waxaan Eebbe inoo soo diray, laguna iyo sii socdo adigoon dheg jalaq u siin cabashooyinka, dhaliilaha jira.
Mabda’a hoose ee koodhkan wuxuu ku dhisan yahay aragti khaldan oo leh, haddii hal qof qandaraas helo, bulshada oo dhan si dadban ayay u dhargaysaa. Aragtidan waxay si cad uga hor imaanaysaa cilmiga caddaaladda dhaqaale, kaas oo qeexaya in horumar dhab ahi u baahan yahay qaybin fursadeed oo siman, isla xisaabtan, iyo nidaam furan oo la wada gaari karo.
Aqoonta iyo shuruudaha lagu galo koodhkan laguma cabbiro xirfad, aqoon, ama karti wax ku ool ah. Waxa lagu cabbiraa daacadnimo indho-la’aan ah iyo u-hoggaansanaan aan su’aal lahayn. Astaan ahaan, waxaa lagu muujiyey koofiyad iyo bakoorad, calaamad u ah adeecid iyo istaagid dhinac keliya. Khibradda laga rabo waa ugu yaraan lix sano oo indho-adeyg ah, laguna muujiyo shirarka, fagaarayaasha, iyo kulamada dadweynaha.
Koodhka Lambarka CMC-/1
Isbeddelka Guulwadeynta una Guurid Fursad-Raadis Aflagaado Ku Dhisan
Koodhkan wuxuu ka dhashaa xaalad uu Madaxweyne CMC muuqaal ahaan ama saameyn ahaan uga maqnaado goobta. Xaaladdan, dadkii shalay ku shaqaalaysnaa koodhkii guulwadeynta iyo ammaan-nacmleynta bilaa xadka aheyd ayaa maanta u guuraya koodh cusub.
Waajibaadka koodhkan cusub ma aha soo jeedin aragti siyaasadeed oo dhisan, mana aha dhaliil cilmiyeed. Waa aflagaado, cay, caro, iyo hadallo kacsan oo si gaar ah loogu muujiyo kulamada iyo shirarka, iyada oo ujeeddadu tahay in la kasbado fursad dhaqaale oo cusub.
Dadkan ku shaqaaleysan koodhkan dhab ahaan Madaxweyne CMC hoosta ayey ahaan ka jecel yihiin waayo waxay og yihiin in cuqdad Digital iyo xaalkooda . Hadalladan badanaa kama yimaadaan mowqif mabda’ leh, balse waxay ka soo burqadaan nafci-raadis ku saleysan xisaab ah, sideen u hadlaa si aan mar kale u shaqo helo.
Koodhka Lambarka CMC-/2
Arsaaq Ka Dhalata Comments, Articles, Like, Share, iyo Guud ahaan Media
Dhab ahaan, dadka ku shaqaaleysan koodhkan waxay aad u jecel yihiin CMC, waayo waxay og yihiin in arsaaqadoodu ku xiran tahay Madaxweyne CMC,
Koodhkan waa mid ka sii ballaaran kii hore, kana hawlgala baraha bulshada, qoraallada falanqaynta ee la faafiyo, iyo faallooyinka la isku tuuro. Arsaaqada halkan laga helo waxay ka dhalataa aflagaado joogto ah, caro iyo weerar daacadnimadooda lagu qiimeeyo kolba sida uu u qiiroodo marka uu af-xumo live ah ku jiro.
Mabda’a siyaasadeed, warbixinta waxqabad, iyo falanqaynta dhab ah halkan laguma qiimeeyo. Dhammaan waxaa lagu beddelaa hadal-hayn joogto ah oo ku wareegsan Madaxweyne CMC, luuqad kacsan oo ujeeddadeedu tahay in la kasbado dareenka, loo abuuro sawir been ah, looguna beddelo hadal qiimo leh buuq iyo aflagaado. Sidaas ayay arsaaqadu uga dhalataa koodhkan.
FG: Dadka ku shaqaaleysan koodhkan waxaa mamnuuc ka ah inay ka caajisaan hadal-haynta Madaxweyne CMC, gaar ahaan marka aflagaadadu socoto. Qofkii muujiyo daal ama dabacsanaan wuxuu mutaysan ganaax iyo digniin.
Dadka uu Ilaahay Arsaaqadood ku Xawilay CMC iyo Koodhadhka Joogitaan, Amaan iyo Maqnaansho, Aflagadooyink.
Dadka uu Ilaahay arsaaqadooda ugu xawilay Madaxweyne CMC ma aha hal koox oo isku dabeecad ah, mana aha hal cod ama hal mowqif. Waa shakhsiyaad kala duwan marka la eego waqtiga ay hadlaan, qaabka ay isu muujiyaan, iyo ereyada ay adeegsadaan. Si kastaba ha ahaatee, kala duwanaanshahaas dusha sare ah ma baabi’inayo xaqiiqda hoose ee mideysa, taas oo ah in arsaaqadooda si toos ah ama si dadban ugu xiran tahay X Madaxweyne CMC.
Hadalka iyo isbeddelka mowqifkoodu waa xeelado, balse isha dhaqaaluhu waa mid joogto ah. Taasi waxay dhalisaa qaab nololeed siyaasadeed oo ku dhisan ku-tiirsanaan, Araaqada xawilan halkii uu ka ahaan lahaa mid ku dhisan karti, hufnaan, iyo wax-soo-saar.
Koodhka Lambarka CMC+/1
Arsaaqa lagu heley Guulwadeyn Xad-Dhaaf ah
Koodhkan wuxuu astaan u yahay dhaqaale laga helo guulwadeyn joogto ah iyo ammaan aan xuduud lahayn. Madaxweyne CMC Eebbe inoo soo diray, horey u sii socdo adiga aan dheg jalaq u siin cabashooyinka, dhaliilaha, iyo cabashooyinka.
Mabda’a hoose ee koodhkan wuxuu ku dhisan yahay waa aragti khaldan oo leh haddii hal qof qandaraas helo, bulshada oo dhan si dadban ayay u dhargasantahay Aragtidan waxay si cad uga hor imaanaysaa cilmiga caddaaladda dhaqaale, kaas oo qeexaya in horumar dhab ahi u baahan yahay qaybin fursadeed oo siman, isla xisaabtan, iyo nidaam furan oo la wada gaari karo.
Aqoonta iyo shuruudaha lagu galo koodhkan laguma cabbiro xirfad, aqoon, ama karti wax ku ool ah. Waxa lagu cabbiraa daacadnimo indho-la’aan ah iyo u-hoggaansanaan aan su’aal lahayn. Astaan ahaan, waxaa lagu muujiyey koofiyad iyo bakoorad, calaamad u ah adeecid iyo istaagid dhinac keliya. Khibradda laga rabo waa ugu yaraan lix sano oo indho-adeyg ah, laguna muujiyo shirarka, fagaarayaasha, iyo kulamada dadweynaha. Dadka booskan ku soo shaqeeyey waxay arsaaqadooda ka helaan babi-isnimo isdaba-joog ah oo ku xiran joogteynta ammaan iyo taageero aan shuruud lahayn.
Koodhka Lambarka CMC-/1
Isbeddelka Guulwadeynta una Guurid Fursad-Raadis Aflagaado Ku Dhisan
Koodhkan wuxuu ka dhashaa xaalad uu Madaxweyne CMC muuqaal ahaan ama saameyn ahaan uga maqanyahay goobta Xaaladdan, dadkii shalay ku shaqaalaysnaa koodhkii guulwadeynta iyo ammaan-nacmleynta bilaa xadka ah ayaa maanta u guuraya koodh cusub.
Waajibaadka koodhkan cusub ma aha soo jeedin aragti siyaasadeed oo dhisan, mana aha dhaliil cilmiyeed. Waa aflagaado, cay, caro, iyo hadallo kacsan oo si gaar ah loogu muujiyo kulamada iyo shirarka, iyada oo ujeeddadu tahay in la kasbado fursad dhaqaale oo cusub.
Dadkani dhab ahaan Madaxweyne CMC hoos ahan aad ayey u jecelyihiin waayo waxay og-yihiin Cuqdada digital ahi in ay Madaxweyne CMC dartiis wax ku siineyso Hadalladan badanaa kama yimaadaan mowqif mabda’ leh, balse waxay ka soo burqadaan nafci-raadis ku saleysan xisaab ah sideen u hadlaa si aan mar kale u shaqo helo.
Koodhka Lambarka CMC-/2
Arsaaq Ka Dhalata Comments Articles Like share iyo guud ahaanba media
Dhab ahaan dadka ku shaqaleysani waxay aad u jeeyihin CMC waayo waxay ogyihiin in arsaaqadoodu Ku xidhantahay Madaxweyne CMC waxa ay dakhliga ku helayaan ay tahay isaga oo bas ah.
Koodhkan waa mid ka sii ballaaran kan hore, kana hawlgala baraha bulshada, qoraallada falanqaynta ee la faafiyo, iyo faallooyinka la isku tuuro. Arsaaqada halkan laga helo waxay ka dhalataa aflagaado joogto ah, caro la qorsheeyey, iyo weerar erey daacadnimdood lagu qiimeeyo kolba sida uu u qiiroodo marka uu af-xumda live ah ku jiro.
Mabda’a siyaasadeed, warbixinta waxqabad ka sheekeynta hadal haynta ku mashquulida Madaxweyne CMC koodhan wuxuu xaq aad u weyn siiyaa information CMC
Wax information ah ma haysaa iyo waan ku daba jiraa. falanqaynta dhab ah halkan laguma qiimeeyo. Dhammaan waxaa lagu beddelaa luuqad kacsan oo ujeeddadeedu tahay in la kasbado dareenka, loo abuuro sawir been ah, looguna beddesho hadal qiimo leh buuq iyo aflagaado. Sidaas ayay arsaaqadu uga dhalataa koodhkan FG dadka ku shaqaaleysan kodhkan waxa mamnuuc ka ah in ay hadal haynta Madaxweyne CMC ku caajisan waliba marka ay af-lagaadau socoto ninkii lul mooda waa ganaax iyo digniin.
On Armed Forces Flag Day, we express our deepest gratitude to the brave men and women who protect our nation with unwavering courage. Their discipline, resolve and spirit shield our people and strengthen our nation. Their commitment stands as a powerful example of duty, discipline and devotion to our nation. Let us also contribute to the Armed Forces Flag Day fund.
Somalia and Saudi Arabia signed a strategic MoU in Riyadh to enhance cooperation in youth and sports. The deal includes rebuilding stadiums, advancing youth skills, and creating job opportunities. #Somalia#SaudiArabia#Youth
“Israel will not succeed in eradicating the Palestinian people. We are here to stay and there is no power on earth that can negate our existence. For those living in denial, wake up.”
Attended the start of the construction of Aysha’a Primary Hospital, one of 10 new Primary Hospitals to be built in Somali Region this year. The Primary Hospital will be constructed with an estimated cost of 205 million Birr. Also planted trees at the just completed Aysha’a Secondary School. Aysha’a was among few districts that did not have a secondary school.
Improving service delivery requires, among other things, availability of adequate work spaces and facilities. Building offices for various key institutions was one of the tasks accomplished since the 2018 Reform. Among the offices built: Somali Regional State Parliament Office, Finance Bureau Office, Revenue Bureau Office, Prosperity Party Regional Office, Trade & Transport Office, Mines Bureau Office, Irrigation Bureau Office, Innovation & Technology Bureau Office, Auditor General Office, and Zonal Administration Offices for all 11 zones of the regional state. Some more are under construction and expected to be completed this year.
The addition of staff residence for medical professionals of Sheikh Hassan Yabarre Teaching University Hospital and a new administration block will enhance the services of the Referral Hospital. With two more public hospitals to be inaugurated in Jigjiga in the coming months (Karamara MCH Hospital and Somali Region Police Hospital), and about four new private hospitals expected to start work in Jigjiga, access to quality health services is expected to improve.