Your chance to win one of 100 free Umrah for two in the Nusuk challenge 🕋!
Use the code to support me, sign up via the link, and start the challenge — your next journey to Umrah could be yours.
#nusukapp
https://t.co/w1D6lue442
Maxamed.I.W Hadraawi Abwaan, Qoraa, Hal-abuur, Halgamaa, Xaq iyo Xorriyad u dirir iyo Faylasuuf
Eebbe ha u raxmado e, sidaa buu ina yidhi:
"Qofka ii duceeyoow
Rabbigay ku darajee
Qofka iga ducaystoow
Dummaddaada weeyaan".
—Dardaaran: Hadraawi, Eebbe ha u naxariisto.
"Hantadda aad tabcanayso inta aad nooshahay uun ba ku tasarufi kartaa hadii aad dhimato waa dhaxal si ay ka yeeli doonaan lama garan karo qaar ba burburin kara markaa inta aad nooshahay la boob"
#Sh_Imam_Mohamed#صلاة_العشاء
7th Oct 2019
"Xumaanta iyo danbiyadda iska daaya, hadii aydaan dayn hal ula soo bixina dad ka dhexdooda, hadaad la soo baxdaan xuquuqda dadka ayaad meel kaga dhacdeen oo gacan baa wax la idin ka qabanayaa"
#Sheikh#juma_mubarak@AbdehakimUbaxle
"La fadhiisashada dadka waaweyn iyo waydiinta waxyaabaha ay noloshoodii ka qoomameeyaan, waxay ka wanaagsan tahay courses, shirarka iyo seminaaro"
@AbdehakimUbaxle