@AliA68068 Dib ha loo xissabtamo weli waqti baan haysana aan ku badbaadino jiilasha soo socda. Quraansho Arruurtay Bulac waa jiidaa, boogto haljay ka qurunsantahay waa wadankii aan ka soo carrarnay kaas aan dib u hagaajino mideyno dhisano, quruxsano markaa bay dhalinteenu heli karaan wado.