Waxaa u baahan in la fahmo ayaa ah sababta maraykanku Venezuela u qabsaday? Bariga dhexe ayaa laga wada abaabul dagaal sida darteed ayuu USA u qabsatay Venezuela si ay uga marmaan shidaalkii bari dhexe, Waxaana qabaa in dagaaladii kululaa e socday hada un ay somalida soo gadheen
Marka smart money arkaan uncertainty,money goes to gold, wa sababta gold maalmihii dhawaa ATH after ATH ay u samaynaysay kadib brokeout multi decade resistance, then smart money wxy lacagta ka soo sareen gold, lacagtiina wxy keeneen silver, thats why silver movesup. Who is next๐
@SuleimanHashi@realDonaldTrump Russia wuxuu maalmihii u dambaysay Europe ka goostay gas kii! Hadalkygn meel ku qorta. China malmaha soo socda wuu qabsan doona Taiwan. Russia wuxuu dili doona madaxwaynaha Ukraine ๐บ๐ฆ wuxuuna qabsan doona Ukraine.
Midaa aan kugu kordhiyee sxbow qabso
@SuleimanHashi@realDonaldTrump Xoog dunida Russia, usa & China waxay wada galeen heshiis ku dhisan win win situations. Russia & China waxay xulafo dhaw la ahaayeen Venezuela, waa aamuseen mnta! Mid kale maalmihii u dambeeyey China waxay ciidan soo dul dhigteen Taiwan, haye maraykan kii qaylin jiray ma hadal!
๐ฅ Maxaan ka baranay 2025 & maxaase inoo yaalla 2026?
Ku soo biir X Space โ Somali Finance Club dood xiiso leh oo ku saabsan casharradii 2025 iyo fursadaha 2026.
๐๏ธ Khaalid Abdiqadir & Shakur Abdala
๐ 31 Dec 2025 | โฐ 9:00 PM
๐ Ha seegin โ mustaqbalkaaga dhaqaale ee ka fikir
@MarioNawfal is one of the figures used by @elonmusk to attack Somali Americans daily, with dozens of tweets, trolling with fake narratives, sharing false accusations, and spreading lies against Somali Americans because he gets paid by this billionaire of racism.
I have defended @elonmusk many times when rioters burned his stores, and I always stand against violence, racism, hatred, and division among the people in the country. However, nearly two hundred thousand Somali Americans, along with Somalis in Somalia, Somali Kenyans, and other Somali communities in Europe, follow @MarioNawfal, who constantly spreads lies, false information, and dehumanizes Somali families in the United States. This is because he receives funding from Musk.
This lie must be stopped, hatred needs to be put to rest, and Elon Musk must put an end to funding this hate campaign against Somali Americans.
Note: @MarioNawfal is a Lebanese Australian who has nothing to do with American politics, yet he keeps meddling in our internal affairs and dividing the American community just because he is receiving a paycheck from Musk!
Waa rag aan kheyr qabin, waana raga halis badan, waxaan ku leeyahay ka taxadir, Heshiis walbana manta iyo bari ha eegin, ku qiime 100 sanno ee soo socda. Sidoo kale waxaan og nahay aduunka wa give and take waxaan sugaynaa waxa aad Israel u ogolaatay.
@Abdirahmanirro mudane madaxwayne dalka hormar buu u baahan yahay, dhaqaale buu u baahan yahay, aqoonsi buu u baahan yahay balse uma baahnin Abraham Accor, uma baahnin in aan cold war ka socda aan dhex galno, sida darteed Benjamin Netanyahu iyo madaxa mossad David barnea
The fact that Federal Reserve (the Fed) has ended its quantitative tightening (QT) is a major development, but it doesnโt automatically mean Bitcoin (BTC) and altcoins will shoot up right away.
Whether and when they rally depends on several other factors.
QT ending is the first step, not the finish line. The next big crypto wave wonโt start from hype it will start from liquidity.