#Boosaaso:Security forces have arrested a Moroccan national who was a fugitive member of the terrorist group #ISIS.The man was apprehended in Boosaaso by local residents. He is currently under investigation and has admitted to being a member of #ISIS.
#Puntland#Hilaacoperation
The #Puntland Counter-terrorism Operation forces have taken control of Turmasaale, a town that had served as a strategic location for #ISIS militants in hiding.
Stay tuned for more details.
Date from Bari Puntland Somalia
Most delicious date I ever tested.
have you ever test before? If not It is the time when the dates were harvested, you can find it in puntland markets
Dadaal dheer kaddib waxan ku guulaysanay in aan xaqiijino in Xisbiga horseed noqdo xisbiga labaad ee xildhibanada ugu badan gobolka Nugal ka hela. Waxan bogadinayaa kartidii iyo dadaalkii gudoomiyaha xisbiga, xildhibanadii iyo shacabkii codeeyey. @GaroweOnline@PECPuntland
SAYN-WEYN- Raasi-casayr Puntland, Somalia.
Dad ayaa waxay dhahaan Puntland waa meel saxara ah oo aan Beero lahayn.
Dadka koonfurta daga ha u badnaadeen kuwo badan oo reer PL waa aaminayn.
Hadday ogaan lahaayeen dhulka ay haystaan quruxdiisa iyo kheyraadkiisa.
Foorida wiilkaa geeljirka iyo koorta Boodaanta ah ee hasha tartiibta u soconaysa ku xiran, codkaa unique ah ee ay samaynayaan waa wax Somali gaar u ah. Aduun kale