@FaqiAlis Turkida iyo Liibiyaanka midna abaal uma hayo dad la aamini karana maahan waa cunsuriyeen Turkida maahan inay nala leeyihiin khayraadka wadankeena caawinta ay soomaaliya caawiyeen iyo khayraadkeenu wax isku dhaw maahan
@ImanJaamac Bal aan aragno bakhtigiina oo daadsan bariga dhexe ilaahay haydin niyad jabiyo awooda diyaaradaha ee aad ku faanaysaan iyo quwada mid aan waxba idin tarin ee tabar yaridiina lagu arko alle haka dhigo aamiin
@ImanJaamac Qatar inuu weeraro ma ahayn ee Imaaraatka iyo Jordan inuu dhulka la simo weeye kuwaasaa looma ooyaana dalka ee qatar siyaasada caalamka waxbay ka go'aysaa sida muuqata