State Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation @AdamAbdinasirM officially opened the National Local Governance Coordination Meeting that take place in Mogadishu, Somalia with the presence of Ministers and DGs from the FMS and BRA.
Somalia’s Interior and Reconciliations Ministry has held today women inclusion workshop of district council formation in Wajid town with support of Southwest State .
Chimiini ni luqa ya miini. Lahjadda Barawaaniga waa lahjad ay ku hadlaan Bulshada reer Baraawe oo ka mid Shacabka Maamulka KoonfurGalbeed, xaq ayay u leeyihiin in ay ku hadlaan, warbaahinta kaga hadlaan, dhaqankoodana ku ilaashadaan si cabsi la’aan,si la mid ah Bulshooyinka kale
NIEC awards temporary certificates to six political parties at a ceremony held at the NIEC HQ.
1. Somali National Union Party
2. Dugaal Democratic Party
3. National Champion Party
4. Hilaac Party
5. Hiigsi Qaran Party
6. Social Justice Party
https://t.co/9QIqQ1Sql1
Shir Goboleedka koowaad ee Doorashooyinka
Dead Sea - Jordan
Shirka ayaa ku Mataleynay Guddiga Madaxa Banan ee Doorashoyinka Qaranka Soomaaliya Aniga iyo sxbkey Xuseen,
Waxaan u hambalyeynayaa saaxibkeey Mne. Aadan Abdinasir Mohamed @AdanAbdinasir oo ay maanta Golaha Wasiirada u ansixiyeen in uu buuxiyo xubintii ka maqnayd Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka. Hambalyo!
@laftagareen
In Baidoa to show new Africa Minister @Andrew4Pendle and SW State President @laftagareen progress at our military training facility. They opened a world class firing range; we are now starting on a barracks for 450. Recent trainees helped defeat Shabaab in Daynunay last week!
Fadlan ka qeyb qaado dhismaha Maktabadda Baydhabo.
Bandhigga buugaagta Muqdisho ayaad tagi kartaa adigoo buugaagta ka iibin kara, ka dibna geynaya qeybta loo diyaariyay Maktabadda Baydhabo.
Sidoo kale lacag ayaad ku deeqi kartaa adigoo ku diraya telefoonka boorka ku qoran.