It’s two pictures and two different scenes.
One was 1978 and one is 2020.
There is really a big difference in the year.
The location is Mogadishu, the capital of Somalia.🇸🇴💙⚽️#Mogadishu-Thanks My Government,
Waxaan u hambalyeynayaa Dr Mohamed Ibrahim Nor, Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raisul Wasaaraha.
Waxaan kuugu soo duceynayaa in Allah kugu asturo xilka cusub ee maanta laguu igmaday.
Muzamil (R.I.P), he was a true hero, he was the 4th security officicer came to us on 5th floor to rescue us & I was with him more than 1 hour with other brave solders feeling safe from the evils, we should take care of his family and never leave them behind.
Haddii aad #Muqdisho joogto:
1. Dhiig sadaqayso adoo Isbitaalka kuugu dhaw tagaya
2. Qaraabada/Saaxiibbada hubi badqabdkooda
3. Ha faafin war aan la hubin & muuqaallo argagax leh
Ilaahay hala jiro reer #Mogadishu
"Xaaskeygii waan furay, waayo miskiin aan cadkeeda dhacsan karin ayay aheed, waxaana ka baqay in aan cuqubo ka galo, mana rabin in ay ii dhasho carruur sidii iyada oo kale miskiin ah" ayuu yiri
Miskiin aan garaneyn qiimaha gabadhaas ayaan u fahmay, lambarkeeda ayaana ka qortay.