@ayuub_kabtan1 Yaa potland ah ma halka reer ee iska dumaala potland oo aan reer kale loo ogoleyn in ay wax ka noqdaan marki culus yimaadan la yiraahdo reer potland adeer taa waa lesla fahmay cida wax ka ah uun baa u dagaalami doonta inta kalena banaanka ayey ka joogi donan sidey hadba uga jogan
@M_Farmaajo Taas dowlad adiga.kaa wax qabad fiican baa ka sheeqeysaye maxaad ka leedahay waxa Gedo ka socda iyo duulanka saxib abey ahmed ku so qaday somalia malina ma arkin adiga o ka hadalya
@HESharifShAhmed@FarahMaalimM Qofku haduusan garaneyn maqaamkiisa waa meel xun fadhi waayo shariif sheekh ahmed iyo qofkan isku miisan miyaaa maxaa u geyn kara war shariifow meel aysan kaa jirin ayaad ka raadineysaa ee sharaf xumo iyo sumcad la,aan haka qaadin dadka qaar aan u qalmi in aad golo la so fariisa
@NaciimaAbwaanQ Waa hadal meel waaye iyo dad waxey barteen laga careeyay hadal qof weyna mahan waxaan ee hadal marasta lagu yaqaaan ee hadaad rabto in aad ka hadasha kala duwan ra,yi erayo kale o la isticmalo aya jira
@NaciimaAbwaanQ Wale adiga iyo kuwa shalay masaakinta xoolahoodi ku naaxay in adan muqdisho ku soo noqon wayo ilahey aya idin fashiliayay kii idin kugu weyna shalay ayuu hargesa ka dagay markii uu xooli xamar mariyay marka ama calacal ama meesha quus la so tagnaaw wa ay laga dhamatay xamar
@HassanSMohamud Guul iyo gobanimo madaxweyne ififaale wanaagsan iyo horumar baa muuqda iyo dal nabad ah iyo dad is jecel adkeysi yar uun bey u baahan tahay iyo in aan la dhageysan dadyowga daciifka ah ee hanka gaaban somali heshiis ah dunidana heshiis la ah
@NaciimaAbwaanQ Ducuf aan dowladnimo iyo mid dadnimo laheyn buu aha oo dowladnimadaba u heysta isaga iyo in ay uu sandareerto yar uu siiyo una nacam leysa dadna waxuu ka qoran jiray kooda ugu liita oo is lahaa dadkiisa waad ku gumaadi kartaa adiga hada farmajada ku hayana wax kale kuma taagersa
@NaciimaAbwaanQ Kuwa umaleeya in been iyo barabagaande dal dhan lagu hogaamin karo iyo in dhib ku dhacay umad dhan yaan wax lagaa sheegin waxba kama jiran laga so qado CBB iyo kuwi aas aasay oo iyaga ku fikir ahaa ilahey ba umadiisi dhaafiyay
@IlyasAliHassan Waa wax aad u wanaagsan in lesku mahad celiya lkn waxaa loo bahan yahay deegaanadi aad ka soo jeeden nin baa xabshi raba in uu ku heysto oo hada ka fikiraya mudo kordhin taas ba la raba in hada loo gontado oo wax laga qabo waan so dhawyneynaa wasiirada cusub
@Halane30 Ad iyo aad baan u so dhaweyneynaa waayo dhalinti oo dhan aqlaaqiyaadki ayaa ka lumay oo waxey noqdeen kuwa baa dhaqan ah oo aan waxba xeerin marka uma somaliyed oo dhan baa ku farxeysa in la mamnuuco tiktok waa balaayo logu tala galay in uma lagu fasahaadiyo
@faisalroble19@HassanSMohamud Wax ka weyn ama ka xun in aan aragno qof kuleh itopia ayaa inoo fiican oo dalalka kale cadow ayay nagu yihiin in aan maqalno waana ducfiga somali ku dhacay shanti sano ee la soo dhaafay oo ay dowladeeno u afduubneyd abey iyo gooxo qowleysato dowlad furfuran oo dunida caqad kala
@caraweelo58 Sax hablaha somaliyed lacag baa laga raacay waan garan waayay miyey ka lacag isticmaal badan yihiin ku dunida kale ku nool taad aragto lacag uun bey ka hadleysaa hada wax iska badala malaha
@ha_noolaato Waxaa aragnaa nin marka meel madaxa la dhacaya ee sakaraad siyaasadeed ah shalay ahmed madoobe maantana reauwasaraha waxaa la dhihi karaa wa eedeyn aan sal iyo rad laheyn ee fahadow falaari gilgilasho kaagama harto ee banaanka is wada keen