Xasan sheekhow Dhegayso Markii Aanu Xornimada idiin keenay markiiba waxa ku dhacay ragii muqdisho yimid hotel iyo guri midna lama dejina maqaayadaha kuraas ku fadhiyen ,takale cadaalad daradii aanu kala kulanay abwaan timacade oo kana siib kana saar tiriy https://t.co/MlmM0N4Kjb