Waxaa la soo maray shirarka dawlad dhiska soomaalida oo lagu qabto dalka dibaddiisa,
In loo soo guuro teendhada afisyooni waxay ka dhignayd guul la gaadhey marka loo eego marxaladdaa hore.
Haddaba bal aan eegno marxalada 3-aad guul iyo guul darro midka ay keento.
Negotiation is sometimes for the settlement of the conflict, and sometimes for the sake of cooperation. So what is the type of negotiation between Somalia and Ethiopia?
Every institution, small or large, must have a president according to rational people, except the family in the eyes of the West!
لابد لكل مؤسسة صغيرة أو كبيرة من رئيس عند العقلاء إلا الأسرة في نظر الغرب!
2011- kii iyadoo soomaaliya xaalad adag ku sugantahay, reer Galbeedkuna isha ka eegayaan, ayaa Turkigu u soo gurmadey, maalma kadib waxaa soo yaacay reer Galbeedkii oo Ingiriisku hor kacayo.
Fadlan si fiican ula socda maalmaha soo socda waxa isbeddela!
unfortunately;
many officers know who appointed them, but don't know the task of appointing them!
That is the real challenge facing institutional capacity building in my nation.