Shacabka reer Puntland ayaa cabasho ka muujinaya barakicin, iyagoo sheegay in xaaladda ay wajahayaan ay u baahan tahay in si degdeg ah wax looga qabto.
Somalia has called for stronger international cooperation to counter a resurgence of piracy off its coast and in the Gulf of Aden, saying Somali forces will continue operations against piracy networks and the growing threat will be raised at the UN Security Council.
More than a thousand people from the Afmadow district of Lower Juba region gathered in a large demonstration today, openly protesting what they described as Turkey's interference and involvement in Somalia's internal affairs.
Basra oo Muqdisho qiyaastii 30km u jirta ayaa AS lagula dagaallamayaa, haddana waxaa la rabaa in ciidamo iyo awood dowladed lagu mashquuliyo Jubbaland iyo Puntland!
in meel Muqdisho albaabkeeda ah AS dagaal ka wado, iyadoo halkii ciidanka lagu xoojin lahaa furimaha dagaalka, haddana ciidamo loo daabulayo deegaano nabdoon?
Somali Regional State forces in the South-East have taken over the town of Marka Cadey in the Lower Shabelle region.
The flag of the Aden Madobe regime in the South-West has been removed from the town, and a flag of the South-East, made by the locals, has been hoisted.
dhinac waliba ayaan agoon ka ahay😭
“Waa sargaal hore oo dayacan, taasina waxay ka tarjumaysaa dowlad-xumada iyo dayaca haysta Soomaaliya. Dal aan qadarin oo daryeelin saraakiishii iyo dadkii u soo adeegay, sidee ayuu u heli karaa horumar iyo dowladnimo dhab ah?”
Ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa lagu arkay qaybo ka mid ah xaafadda Barwaaqo ee Baydhabo iyadoo dadka deegaanku ay sii wadeen inay ka qaxaan dhowr meelood iyagoo rajeynaya iska hor imaadyo soo socda.
Abdul El-Sayed is an American politician of Egyptian-American origin. On August 4, 2026, he won the Democratic primary in Michigan, running for a seat in the United States Senate.