Go’aanka Maxkamadda Sare ee JFS ay ku diidday doorashadii HSM ee Galmudug waa mid dowlad-dhiska Soomaaliya ulamid ah kacaankii sharafta lahaa ee Ingiriiska (Glorious Revolution) ee 1688 iyo kii Faransiiska (French Revolution) ee 1789, kuwaasoo horseeday dowladnimo ku dhisan hay’ado kala madax bannaan, maamul- wanaag iyo isla xisaabtan.
Soomaaliyana waxaa Insha Allah ubaryey beri-samaad ku dhisan sarrayn sharci iyo bilowga hay’ado madax-bannaan. Waa waxa ay muddo dheer sugaysay Soomaaliya in ay ka hanaqaado dowladnimo dhab ah iyo maamul-wanaag. Waxaan hore ugu celceliyay muhiimadda ay leedahay hay’adda garsoorku inay ka madax banaanaato Laanta fulinta.
Garsoorayaasha Maxkamada Sare waxay taariikhda ku galayaan inay sifiican ujiheeyeen dowladnimada Soomaaliya. Waana u hambalyeynayaa.
Waxaan sidoo kale Maxkamadda Sare kula talinayaa sii xoojinta iyo mudnaan siinta hawlaha horutabinta u leh dawladnimadeena.
Laliga games are so unfairly managed by referees. I believe the Negreira case is still active.
What happend against atletico last night was a pure robbery.
#Negreiracase
Dalkeennu waxuu khatar ugu jiraa, hadii 15ka bisha aan la dooran madaxweyne fahamsan sida caalamka loola fal gelo, in 17ka May deyn cafintii dalka laga joojiyo Soomaaliyana ay todoba sano oo kale ay dib u noqoto