🇸🇴 The Concept of "Greater Somalia"
The term Greater Somalia (Soomaaliweyn) traditionally encompasses five regions where ethnic Somalis have lived for centuries:
"Do not ask me my clan, ask me my country.
I am not a lineage, I am a soul of the soil.
My language is my identity, my faith is my guide.
I am Somali first, and Somali always."
Congratulatory messages poured in for General Odawa Yusuf on his reappointment as Somali National Army Chief. The young, talented general led the army into victorious battles against #Alshabab with the majority of the reclaimed territories achieved under his leadership.
Today at the conclusion of a 3-week induction program for 10 new ambassadors, I emphasised the vital role of diplomacy in advancing #Somalia's interests on the global stage. We are dedicated to promoting 'Somalia in peace with itself and in peace with the rest of the world'.
Waxeynu nahay dal ubaahan inuu helo xasilooni buuxa iyo amni waara, taasna lama xaqiijin karo hadii sirdoonkeena uusan heysan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah amni ku fadhiya sal adag, sida helida xogta iyo xiriirka xubnaha nabad-diidka ee khawaarijta.
Haddaba waxaan soo jeedineynaa qodobo lagu gaari karo yoolka aan kor ku xusney.
Waa in aan helnaa aaladda (IMSI CATCHER). Aaladan waa aaladda la socodka iyo ka warheynta qadadka taleefoonada oo idil. Waxey suuragalineysa in la raadraaco falalka guracan, lagana hortago dambiyadda kahor Inta anaan la fulin.
IMSI Catcher wuxuu awood u leeyahay in u soo gudbiyo xogta qof kasto oo taleefkiisa la haayo kaas oo ku howlan fal amni daro, ama ka tirsan Nabad-diidka si loo soo qabto dhagar qabaha. Wuxu Sido kale awood u leeyahy soo koobista goobta iyo xeyndhaabka uu ku suganyahy sharwadaha number kiisa la haayo.
(IMSI) aya sido kale noo fududeynaaya duubista iyo keydinta codka laba sharwade oo wada hadlaaya si loo ogaado dhagartooda loogana hortago shirqoolada ay maleegayan.
Yaa iibiya oo aan ka heli karnaa?
Shirkadaha aan halkaan ku xusi doonno waa afar, waxa sidoo kale jira kuwo kale oo badan, balse afartaan ayaa soo qaadanay si tusaale ah:
1-IKON ARGE TEKNOLOJI: waa shirkad Turki ah, waxeey ogoshahay in ey ka iibiso dawlad kasto oo ogolaasho ka heysata hey‘adda MİT oo ah hey’ada sirdoonka Turkiga si looga iibiyo. Shirkaddaan magaca ayeey dhawaan iska badashay, Waxaa horay la oran jiray BTT.
https://t.co/QQXQG5k9Mo
Waa jiraan shirkado kale oo Turki ah.
2-SEMPTIAN: waa shirkad shiineeys (China) ah, oo ayadana aan ka iibsan karno, hadii aanu ka heysano ogolaansho ka heysano hey’ada MSS oo isku ah wasaaradda amniga iyo hey’ada nabad sugidda China.
https://t.co/0fF1tiQ6X3
3-AREA: Waa shirkad taliyaani ah. Waxeey ogoshahy in kaliya ay dowlad ka iibiso, shuruudaheeda aya sido kale adag, mudo dheer ayeena qaadan kartaa in shuruudahaas la buuxiyo.
https://t.co/xsUTUu1YBz
4-Reis IPS: waa shirkad kale oo Talyaaniga laga leeyahy. Aaladdaan taliyaaniga aad ayeey ugu xeel dheeryihiin.
https://t.co/cGElfBKMqY
Qiimaha aaladda aya ku kacaya marka ay ugu badantahy 400 000$.
Shirkadda SEMPTIAN ee China laga leeyahay waxeey iibisa Inta u dhaxeeysa 200 000$- 300 000$.
Qiimaha aya ku xiran hadba tayada aad dooneysid.
Bal qayaas aaladdan joogta 300 000$ iyo baahida amniga ee u dalkeena u qabo.
Cunaqabateynta hubka oo nalaga qaaday awgeed, waxaan sifo sharci ah ku heli karna aaladdaan. Maanta waa fududahy in aan ka dhaadhicinno shirkadaha iibiya iyo sirdoonka dalalkooda.
Ugu dambeyn, sida kaliya ee aan amnigeena u ilaashan karno waa sida ay dowladaha aduunka oo idil ay u ilaashadaan amnigooda, tiknoloojiyadda adeegsigeeda waa lagama maarmaan.
Hadii aad u baahantahy xog dheeri ah oo ku saabsan aaladan IMSI halkaan ka daalaco:
https://t.co/XroLAKFbeZ
Alloow
#Amni_waara
#xasilooni_buuxda
The State Media, @sntvnews1, @RadioMuqdisho and @SONNALIVE released the second episode of planned operations targeting #Alshabab terrorists. The terrorists suffered a huge loss in this air and ground offensive.
President @HassanSMohamud attended the swearing-in ceremony for a newly graduated Somali National Army (SNA) Gorgor Brigade who received military training at the TURKSOM Military Academy. The President inspected a Guard of Honor and a parade, commending the army’s determined role in the fight against terrorists.