Inaan raali ka ahayn Ahmed Mohamed Islam islamarkana uusan Nala gelin dib u heshiisin taasina wa midaan ogoleen waayo in uu kursiga aan xaqa ulaha u jubbaland ka maqnado wa midaan ogolaan doonin maamulka wa awood qaybsi ma ogolin taasna
Madaxweynaha jubbaland garaad Ali Mohamed Hassan o so cad UGA horyimid Ahmed madowe in si kumeelgaarnimo ku so maamulo jubbaland isagoon sharci ku imaan ma ogoli waayo wa qof cadaalada aan KU dhaqmin jubbaland aanan so xaq ah KU maamuleynin xildhibaanada kurastodu maqan qaba,il
Aniga ilama heshiin waxa u la heshiiyey wa walaalahisa beesheyda kursigeyga wa ka maqan yahay xukumaddana qabiil Aya lagu qaybsada xibinteyda way maqneed marka ma ogoli doorasho Ayan rabaa kursigayga o xoog u isticmalayo Kama ogoli Mana ogolanayi
Madaxweynaha jubbaland garaad Ali Mohamed Hassan xisbiga degaan iyo mideynta ummadda somaliyeed Ahmed madowe mudo kordhinta kumeelgaarka ah o dowladda dhexe ay u aqoonsatay ma ogoli waxa halkas iga cad in wakiilka qaramada midobay e somaliya iyo beesha caalamka
Mudo kordhinta ay dowladda dhexe aqoonsatay in si ku meel gaar ah maamulka so hayo taas ma ogoli waxana I cad jemis warm iyo wakiilka reer yurub iyo besha caalamka aysan dhexdhaxaad ka ahan arimaha jubbaland Mana ogolin
Madaxweyne sheekh Sharif sheekh Ahmed mudadisa o dhamaatey ayu labs sano kordhistay madaxweyne Hassan sheik Mohamed waxa u kordhistay labs sano taas ha ogadaan caalamka iyo covi 19 Jada jira
Maroojistay oonan ogoleen anaga xita weli uusan wadahadal Nala samayn beesha caalamka doorkeda waan dhaliilney waayo dowladda dhexe in mudo loogu daro wa waajib madaama madaxweyne Ahmed madowe lo aqoonsaday on weli raali ka ahayn aniga iyo taageerayashayda iyo in badan o shacab
Daray dowladan o vodka si dimoqraadi ah in mudada lo kor dhiyo diidan wa midii vodka shacabka gacanta so gelisay hadana Ahmed madowe oon sharci doorasho noogu qaban oon weli diidanahay ay besha calamku ugu ogalatey in u so kumeel gaar ah uu u so joogo isagoon doorasho xoog ku
Madaxweynaha jubbaland garaad Ali Mohamed Hassan xisbiga degaan iyo mideynta ummadda somaliyeed aqoonsiga labada sano we kumeelgaarka ah Ahmed Mohamed Islam wa mid aanan ogolaan Karin iyago afar ah o awood qaybsi maamulka raba wa midaan ogoleen o xalaal ahayn ma ogoli
Madaxweynaha jubbaland xisbiga degaan iyo mideynta ummadda samaliyed garaad Ali Mohamed Hassan Ahmed madowe wa keligii taliye o mudo badan caburiyey shacabka dib u heshiisina aan Ila gelin aniga keliya jifadisa ayuu la heshiiyey ogaadeen aniga wa jidwaq kana so jeeda bartire