Ethiopia plans to withdraw more than 3,000 troops from Somalia as escalating fighting at home forces Prime Minister Abiy Ahmed’s government to redirect military resources toward rebel groups.
1 in somaliland ka kaftonto xadudaha ingirisku xariqay 2. In maxabista laga reebo danbilayasha gaystay xasuqa sida sarakisa .. in somaliland aqonsato mamulka ssc khatumo
Keligii nin goba yahay,
Inta badan gun hoosiyo
Gaagaab ka wada dhigo,
Marka loo ged sheegtana
Galka seefta kala baxo,
Wuxuu goosto keligii
Ama geysto dabadeed
Garashaa ku tidhi yeel!
Ninka kale gilgilashada;
Hadduu giirto hibashada,
Gacan inuu ku ciil baxo,
Gartu sow ma aysiin