Xildhibaan Cabdi Rashiid Maxamed Xidig ayaa ka hadlay wararka sheegaya in uu la heshiiyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Qoraal uu soo dhigay Xildhibaanka Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in waxba ka jirin wararkaas oo badankood lagu faafiyey Baraha Bulshada,
Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay xilliga maxkamada ICJ ku beegtay dhegeysiga wareegga 2aad ee dacwadda badda ee Somalia oo ah june 2020, in ay tahay xilli waddanku ku jiro olole doorasho.
Senator Maxamuud Mashruuc oo katirsan senatorada Puntland u matala aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa sharci darro ku tilmaamay warqad kasoo baxday wasaaradda arimaha gudaha Puntland oo lagu mamnuucay in wax xafiis ah ay Puntland ka furtaan cid katirsan dowladda federalka.
Agaasimaha maamulka hayโadda lacagta aduunka IMF Mrs Kristalina oo Washington kulan kula qaadatay Raโiisul wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre ayaa Ku dhawaaqday in si buuxda ay u taageersan tahay dadaallada loogu jiro in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay horaanta 2020.