ضعف القدرة على التعبير يعيق تقدمك على مستوى الشخصي ..
في 2019 كان فيه محاضرة مدتها ساعة بعنوان ( كيف تتكلم )
قدّمها الاستاذ باتريك وينستون
عدد مشاهدات المحاضرة تجاوز 19 مليون وكثير من الأفكار بالمحاضرة عملية ومفيدة وواقعية الى اليوم
عندك اهتمام بالموضوع هذه المحاضرة مترجمة👇
@mkainerugaba and violation of our people's dignity. Somalis with a Somali conscience and those who became victims of these mercenaries have not yet forgotten the horrific events and barbaric acts they committed in our country during the 19 years they were there.
@mkainerugaba The comments made in this article are astonishing and truly reflect the state of ignorance and lack of awareness among some of our Somali citizens, as the so-called peacekeeping forces are in fact mercenaries hired to harass our people, committing mass murder, rape, displacement
@SuleimanHashi@Meta Kan xoogaa waa dhaamaa dhanka wax ku daabicidda balse dhanka gaarsiinta waa laga yabaa in la yareeyo lkn keywoards la ditact gareynaayo ma lahan halkaan lkn facebook waa gole geel uu nin yuhuudi ah leeyahay.
@RepFine The Racism,The fear of white's extinction,The far right Wing's Idiots ,and also left redically all they believe they wrong ideokogy of First Citizens and second citizens,we are all aware off that Us is all about Imigrants may be you or your G.parent comes from other countries.
@elonmusk He is realy horribleman..horribleman..horrible man
Trump says that words in the stage of Un Essembly and that is real a good things in muslims because when the hates spread there is a unity and strenth.There are somali wisdom says(Gacantii aadan goyn karin waa la dhunkadaa).
@elonmusk Because you blieve and every write wing or lif redicaly blieves they are refegues and also second class citizens even if they have passaport and permenant residence .
Dhaqan culumo ma ahayn iney dhan isku tuuraane
Internet-ka ceeb baa dhextaal laga dhegeystaahe
Waxaad baxarbaxuur dhihi jirteen dhiiqo kuu geliye
Majaaskii wax lagu dhuumi jiray la isla soo dhaafye
Dadku waa ka dhiidhiyey haddeer mana dhegeystaane.
Abwaan Awtaad.
Wali ma aragtay wadan hal Mar casuumay qaaradda yurub ama ameerikada waqooyi,laakiin afrika wadan walba uu casuumaad wadareed usameeyo jawaabtu waa in afrika uu ceegaago kheyraad badan oo ay wali dehantay dadkeeduna aysan aqoon sida looga faa,iideysto loona arko meel lagu tartamo
Dadka umaleeya in masar ay soomaaliya danaheeda ka shaqeyneyso oo ay usoo gurmatay sidii ay soomaaliya u difaaci lahaayeen waa dhalanteed midkoodna hal daqiiqad ah danahaaga ka shaqeyn maayo adiga kaliya ayaa arimahaagu kuu yaaliin ,itoobiyana kuma taqaan masarna haba sheegin!
﷽
QAADKA (JAADKA ).
Waxaa jira xadiis ku jira arbaciin annawawi xadiiska 10-aad oo nabiga ﷺ uu ka wariyey abuu hurryra: الحديث العاشر
عن أبي هريرة قال: قال رسولُ الله ﷺ: إنَّ الله تعالى طيب لا يقبل إلا طيبًا، وإنَّ الله أمر المؤمنين بما أمر به المُرسلين؛ فقال تعالى: يَا أَيُّهَا الرُّسُلُ كُلُوا مِنَ الطَّيِّبَاتِ وَاعْمَلُوا صَالِحًا [المؤمنون:51]، وقال تعالى: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُلُوا مِنْ طَيِّبَاتِ مَا رَزَقْنَاكُمْ [البقرة:172]، ثم ذكر الرجلَ يُطيل السفر، أشعث، أغبر، يمد يديه إلى السماء: يا رب، يا رب، ومطعمه حرام، وملبسه حرام، وغُذي بالحرام، فأنَّى يُستجاب له؟! رواه مسلم.
Abuu hureyra allaha ka raali noqdee wuxuu nabiga ﷺ ka wariyey inuu yiri" Alle waa mid wanaagsan mana aqbalo waxaan wanaagsaneyn mu,miniintana wuxuu faray wixii uu faray nabiyada. Wuxuu Alle ﷻ yiri"Rusuley waxyaabaha wanaagsan wax ka cuna canal wanaagsanna sameeya"wuxuu alle sidoo kale ku muslimiinta ku yiri"kuwa iimaanka lahow Cuna waxyaabaha wanaagsan oo aan idinku irsaaqnay"
Intaas kadib nabigu ﷺ wuxuu sheegay nin safarka dheereynaaya,timihiisu rifrif ay leeyihiin,boor leh oo dhibaatada safarku ka muuqdo gacmihiisa cirka u taagaaya oo leh yaa rabi yaabi(duceysanaaya ) laakiin aan ducadiisa la aqbaleyn maxaa yeelay cuntadiisa waa xaaraam ,dharkiisa waa xaaraam,xaaraamna waa lagu quudiyey xadiisku wuxuu kusoo dhamaanayaa su,aal ah sidee qofkaan ducada looga aqbalaa?
Haddii aad horay wax xaaraam ah aad u cuntay ama si uun ay kuu soo gashay kama dhigna inaad towbar lahayn albaabka towbadda waa furantahay allaha naga dhigo kuwii marwalba oo qalad ka dhaco soo laabta towbadoodana la aqbalo.