Maamulka Sare ee Amanah Insurance ayaa qabtay kulankii dib-u-eegista Q2 iyo qorsheynta Q3 ee ka dhacay Serene Sarovar Hotel, Hargeisa, si loo dardargeliyo adeegga macaamiisha iyo kobcinta ganacsiga.
#AmanahInsurance#Q2Review#Q3#Leadership
Caafimaadkaagu waa hantida ugu qaalisan ee aad haysto.
Ha sugin xaalad degdeg ah oo kugu timaadda. Hadda qaado card-ka caafimaadka Amanah Insurance oo ka werwer la’aw xannuunka lama-filaanka ah ee ku iman kara naftaada amma qoyskaaga.
#AmanahInsurance#HealthInsuranc
Maamulka Amanah Insurance ayaa shahaado maamuus ka guddoomay Somaliland Institute of Banking and Finance (SLIBF) kadib tababarka Caymiska Gaadiidka & maareynta khasaaraha shilalka.
#AmanahInsurance#Caymis#TrustedService
Shaqaalaha Amanah ayaa ka qaybgalay tobabar ku saabsan Motor Insurance oo ay soo qabanqaabisay Somaliland Institute of Banking and Finance (SLIBF) Waaxda Risk Management ee Amanah ayaa soo bandhigtay talooyin muhiim ah oo lagu horumarinayo wacyigelinta caymiska gaadiidka
#Amanah
Waxaan xafiiskeenna Hargeysa ku soo dhoweeyney xubno ka socday Machadka Bangiyada iyo Maaliyadda ee Somaliland (SLIBF).
Maamulaha, Maamule-ku-xigeenka, iyo Madaxa Akadeemiyadda ee Machadka ayaa kulan la qaatay Madaxa Suuq-geynta ee Amanah Insurance
#Kalsooni#Bulsho iyo #Amanah
Maamulka Amanah Insurance ayaa la kulmay Brokers ka xafiiska Muqdisho, si ay isaga xog-wareystaan guulihii la gaaray saddexdii bilood ee u dambeeyey, caqabadaha jira iyo xalalkooda, iyo soo jeedinta qorsheyaal cusub si loo gaaro ahdaafta shirkadda.
#AmanahBrokers#AmanahInsurance
Khasaaraha hantiyeed ama dhaawac ee soo gaadha dadweynaha inta uu ku sugan yahay goobtaada ganacsi amma shaqo waa masuuliyad u baahan inaad ka yeelato caymis kaa daboola khasaaraha halkaas ka yimaadda.
Ilaali sumcadda Shirkaddaada, oo qaado caymiska dadweynaha.
#BadbaadoBulsho
Ku safar adiga oo haysta caymis si aad u hesho xasillooni iyo magdhow marka ay dhacaan xaalado lama filaan ah.
Amanah Insurance — wehel lagu kalsoonaan karo meel kasta iyo mar kasta, si aad u safarto adiga oo deggen.
#TravelInsurance#CaymiskaSafarka#AmanahInsurance