@GaroweOnline Shini hada ka hor wa taga ayey tiri kadib la baryay no joog ladhahay. Kadib tixsi aya asina yiri wa taga duca kugu dareyna na dhaf aya la yiri in la tugo ayu sugayey. Dube marku waqti dhamaday xil wayey ayu cararay. Meshi ayey martey siysada moraal maleh๐
@MoBakayle Mida kale wadanku dagal ayu ku jira hadi dhig gesi u dadan side nabad lagu hela, lascanod dadkoda maxey u dhimanayen wata manta nabad ku naaloonaya "Gobanimadu waa geed ku baxa dhiiga geysiga askari somaliyed".
@MoBakayle Wax marka ad qoreysid wa ina xog dhameystiran ka haysa sarakil iyo askar dalkoda u shahidey ayey ahayen ogowna shahmacabe Gen ma aheyn. In ad waxba ogeyn o ben ku hurgufeysid dadku waku ogyihin.