We are delighted to announce that the 3rd British-Somali Graduation Ceremony is taking place at Hilton London Kensington on the 24th of June 2023. If you have graduated in 2022 or 2023 please contact us via this email. [email protected]. This event is by invitation ONLY.
Mas'uuliyiinta dalka #India ayaa sheegay in wali la garan la'yahay wajiyada 100 qof oo ka mid ah dadkii ku dhintay shilkii TRAIN-ada ee ka dhacay gobolka #Odisha ee bariga India.
Waxayna sheegeen inay sameyn doonaan baaritaan #DNA ah, si loo kala garto meydadka dadka dhintay.
Madaxweyne Ku-Xigeenkii hore ee dalka Mareykanka MIKE PENCE ayaa ku biiray liiska musharixiinta Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya inay noqdaan Musharaxa Xisbiga ee Doorashada Madaxweynaha Mareykanka.
#MikePence ayay tartanka iskaga hor immaan doonaan Madaxweyne #DonaldTrump.
Congrats to brother Councillor @KasimAli_1, the newly elected Leader of Kensington and Chelsea Labour.
Kasim is the first British-Somali politician elected to lead an opposition party locally for a major UK political party. This is a milestone achievement for #Somalis in the #UK
Magaalada #Hiroshima ee dalka #Japan ayaa waxaa gaaray Madaxweynaha dalka #Ukraine, @ZelenskyyUa.
Waxaana lagu wadaa inuu ka qeyb-galo shirka WADAMADA ku hormaray Warshadaha ee #G7.
Arrimaha saameynta u leh Shirka:
- Dagaalka Ukraine & #Russia.
- Saameynta #China ee Adduunka.
Ajaaniibtii ku noolaa dalka #Sudan oo laga daad-gureynayo Garoonka Diyaaradaha magaalada #Khartoum.
Arrintaan ayaa wal-wal ku dhalisay dadka u dhashay dalka Sudan oo ku rajo weynaa in DIBLOMAASIYIINTA dalalka kale ee jooga Sudan ay kala dhex-galli doonaan dhinacyada dagaalamaya.
Waxaa DOODDA ka soo baxday LABA arrin oo kala ah:
- Qolo tiri Gudoomiye Tumaaye.
- Iyo Qolo tiri Gudoomiye Toosiye.
Marka fikradaha waa la kala duwan yahay, balse waxaan arki doonaa isbadalka ka immaan kara falkii Gudoomiye Madaale. Insha'Allah.
@AbdinasirSola
LABA kala barisay, kala war la'. Waxaan maqlayaa TUSAALOOYIN waali ah oo in badan oo QURBA-JOOG ah kaga fal-celliyeen falkii Gudoomiye Madaale ee uleynta dhallinyaro lagu eedeeyay falal anshax-xumo ah.
Dood wanaagsan ayaad qabatay @AbdinasirSola. Mahadsanid