Digirta 2 jaad oo waaweeyn ayaa aad looga beertaa waddanka gudihiisa ; digir guduud iyo salbuko. Jaadadkaan ayaa sii kala leh noocya kale kuwaas oo lagu helay cilmibaarisyadii iyo fidiintii beeraha ee la sameey 1980s .
Maxaa ka hortaagan in si weyn loo beerti digirta?