currently serving as a member of the @FDREHOPR and founder of Sitti Heritage Foundation is a dedicated organization committed to preserving and promoting the
Gudiga jogtada ah ee hanti dhowrka iyo dabagalka hantida dawlada een xubinka ka ahay ayaa todobadkan ku jiray dabagal ay ku samaynayaan xafiska cafimadka ee federaalka itopiya iyo dhakhtarada dawlada ee hoos yimada
Ina Lilah wa Ina ilahy rajicuun.
Waxan aad UGA xumahay dhibta saaka ka dhacay magalada shinile shilka tareenka ay shacbki badan ku geriyoden inkalena ku dhawacmeen.inti dhimtay allah uu naxaristo inta dhawacana allah cafiyo. Samir iyo imana allah naga wada siiyo.
Waa qimayn 2 malmood soctay oo lagu qimaynayay xafiska dakhliga ee federal ka Ethiopia uu qimaynayay gudiga jogtada ah ee dabagalka hantida dawleda ee parlamanka Ethiopia.