Allaha u naxariisto Gen Mohamed Nur Galaal iyo Ummadi kale ee ku shahiiday weerar ka dhacay Hotel Afrik.
Xasuus badan ayu Soomaali u leyahay Generalka.
Ilhey haunaxairsto
Malin walba dad bulshada iyo
Qaranka qimo kuleh ayaa naga
Baxo yaaa alllh
Farxad ayay ii ahayd in aan caawa waqti la qaato bulshada Cadaado oo ah magaalo nabdoon, dhaqso u koreysa, tusaalena u ah nabadda iyo isku tashiga, kaalinna ku lahayd dhismaha Galmudug. Reer Cadaado waxaan ku boorrinayaa inay ku fara adeygaan nabadda ay haystaan.