UCMAS oo ku tartamaysay calanka Somaliland ayaa waxay kaalmaha sare ka so gashay tartanka sanadlaha ah ee caalamiga ee xisaabta oo ay iskugu yimaadeen 80 dal.
Tartankan ayaa ka dhacay dalka Malaysia.
Ceebta bani’aadamku waa in aragtidiisa iyo mabda’iisa uu ku dhiso aaminsanaantiisa iyo, qiyamkiisa. Waana sababta keenaysa in qadiyad keliya oo aan laba noqon karin, haddana ay dadku ku kala aragti duwanaadaan.
"Siddeedii (8) sannadood ee aan xilka hayay maalin kasta oo Qaran marti qaad ayaan u fidin jiray xisbiga KULMIYE maalin qudha kamay soo qayb-gelin xaflad qaran oo aan ku martiqaaday" Madaxweynihii Hore Somaliland Daahir Rayaale Kaahin