How do you respond to a flood? #FloodSafety.
1. Move to higher ground immediately. 2. Stay out of floodwaters. 3. Avoid driving through flooded areas. 4. Stay away from power lines and electrical wires. 5. If time allows, turn off electricity and gas. #Add...
Daadadd xoog badan ayaa ka socda degmooyinka somalia iyo tuulooyin ka qaar, kuwa hada uga daran lagu so barakacaayo waa Degmada #Bardaale-Bay iyo #Baladwayne-Hiran. Daadaddka waxaa uga daran ay keenan waxay kala yihin #shuban_Biyood, #cunto_wasakhoowid iyo cuduro kala duwan.
50 sano ayaa laga jooga dowladi kacaaka ahayd, #MudaneMohamedSiyaadBarre oo la wareegay 21 October 1969 habeen isniin ah saqa dhexe. Wa ninki Somalia lagu xasuusto inuu ka dhigay Hooyada africa inay ahayd.
Darbigaan idin muuqda waa albaabka hore ee #DrAyuub_Stadium, waxaa ku xeendhaaban biyo roobeedki muddadaan socday, waxa la is waydiinayaa maxa xakiyey deeqdi RW @HassanAKhaire uu uga deeqay uu ahaa $150,000 si looga dayactiro, iyo mashruuciyo kale hory u jiray.