MIDNIMADA Soomaaliya aragtidayda waxaan oran lahaa “Maanta waa in dalka gacanta midigta lagu difaaco, bidexdana dib u heshiisin ha lagu qabto, wixii arrimo kale ah dib haloo dhigo,sababto ah dad midaysan oo heshiis ah aya dal difaacan kara
#somali@HassanSMohamud
Dhaqanka soomaalidii hore waxaa ka mid ahaa haddii qof wax wanaagsan qabto,qoro ama qowl yiraado,waa la qiimayn jiray, fikradiisana waa la qaadan jiray, balse waqtiyadan danbe waxaad mooda in ay yartahay qiimayntii qofka iyo aragtidiisi. Ee tolow maxaa dadki saas u badalay?
#aragti soo jeedin maadama khilaafyadii ismariwagi siyaasadeed ee dalka laga heshiiye,idaacaddaha ama shaqsiyadka ka hadla waa in ay jooyiyan hadalada xanafta leh
#haddii aan aragtdayda ka dhiibto jaadka waa in uu uhuru keenyati shacabka keenya ku Khasba in ay jaadka gatan oo cunaan qaas ahan kukuyada indheer garadka joojiyey jaadka waxan leeyahay guuleysta
Eebbe ha u naxariisto umuliso Saynab Xabashiyo,oo ahayd umuliso leh khibrad,aqoon,naxariis. Saynab waa laga jeclaa Hargaysa.Umulisadu waxa ay haysa hawl muhiim ah, waana ka walwal baddantahay qofka ay umulinayso,sababto ah waxay isku dayesa in ay kala bedbaadiso labo qof Eebbe...
@M_Farmaajo Su’aalo baddan oo madaxweynaha ku wajahan oo walaac ku haya shacabka, warcelintooda in uu la wadaago waa ay fiicnaan lahayd, ugu horayso arrinta badda iyo arrimaha Itoobiya. Horaa waxaa loo yiri”Dad wax dheef lalama kala gaaro ee war ba lala kala gaaraa”.
Madaxda soomaliyeede iyo inta leh darayn wadaniyeed meel kasta oo ay joogaanba #dhibaatada, dhaca #Badda ay Kenya nagu hayso,wax loo dulqaadan karo ma ahan, sidaa darteed waa in wax laga qabtaa arrintan, oo la aamusin oo dagaal loo yareysan, dagaaladana waxa ugu dheereya kan afka
Eebbe ha u naxariisto umuliso Saynab Xabashiyo,oo ahayd umuliso leh khibrad,aqoon,naxariis. Saynab waa laga jeclaa Hargaysa.Umulisadu waxa ay haysa hawl muhiim ah, waana ka walwal baddantahay qofka ay umulinayso,sababto ah waxay isku dayesa in ay kala bedbaadiso labo qof Eebbe...