@BaaqaBulshada is a youth-led organization dedicated to promoting peace. We see the current political situation in the country as a complex one that needs to be resolved peacefully. We call on everyone to take responsibility for keeping peace and stability. 1/3
Agaasimha Somali Public Agenda @MahadWasuge ayaa ka jawaabaya, siyaasiyiinta maxaa la gudboon si dalka dhib looga badbaadiy? muuqalka oo dhammestiran hoos ban idin kula wadaageynna.
Mar aan la hadlayay @BaaqaBulshada, waxa aan ku baaqay in madaxda shireysa ay ka wada hadlaan, kuna heshiiyaan sidii uu dalka u geli lahaa doorasho xalaal ah.
https://t.co/Saco6RDE0s
"Wadanku hadda waxa uu marayaa xaalad jahawareer ah, una baahan in la adkeeyo nabadda. Sidoo kalena laga shaqeeyo sidii loo heli lahaa hishiis doorasho oo horseeda in dadka Soomaaliyeed ay nabad ku wada noolaadaan." Agaasimaha @somalipubagenda@MahadWasuge
“Fariinta ugu mudan ee aan ku darsanayo waa In lagu xisaabtamo cidda maqan uguna muhiisan oo ah shacabka. Lagu na xisaabtamo danahooda oo ay kow ka tahay dagaanshaha , nabadda iyo habsami u socodka siyaasadeed ee ku wajahan in berrito codkooda lagu kala bixi doono.” 1/

Bannaanbixii la qorsheeyay in uu shalay dhaco ee mucaaradku baajiyeen. Waxaa sidan kula dardaarmay agaasimaha tubta nabadda Soomaliya, Cabdullahi M. Shirwa
Waxaan filaynna in uu wali dardaaranku yaahy mid loo baahan yahay.
@HarunMaruf@MoulidHujale@Abdimaleik@MahadWasuge
Bannaanbixii la qorsheeyay in uu shalay dhaco ee mucaaradku baajiyeen. Waxaa sidan kula dardaarmay agaasimaha tubta nabadda Soomaliya, Cabdullahi M. Shirwa
Waxaan filaynna in uu wali dardaaranku yaahy mid loo baahan yahay.
@HarunMaruf@MoulidHujale@Abdimaleik@MahadWasuge
@BaaqaBulshada is a youth-led organization dedicated to promoting peace. We see the current political situation in the country as a complex one that needs to be resolved peacefully. We call on everyone to take responsibility for keeping peace and stability. 1/3
@BaaqaBulshada is a youth-led organization dedicated to promoting peace. We see the current political situation in the country as a complex one that needs to be resolved peacefully. We call on everyone to take responsibility for keeping peace and stability. 1/3
Based on the above notion, we have launched a movement to address this issue. We are collaborating with public figures to spread the peace messages we are conveying.
Follow us for more peace awareness campaigns during and after this election. 3/3
#Weedhsan#BaaqaBulshada
We call on everyone to take responsibility for keeping peace and stability. We believe that hard times can be overcome through unity. We encourage the ongoing election processes to be held in a peaceful manner, and social divisions should be replaced with trust, unity and love. 2