Director Qaran Show Forum | Reporter |Journalist | Urban Planning | Architect | M.A In Project Planning And Management | Social Activist | Auther | Political.
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Waxa Uu Goor Dhoow Ka Jawaabayaa Eedihii Uga Yimi Madaxwayne Muuse Biixi Isagoona Shaaca Ka Qaadi Doona In Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Ku Dhisi Doono Doorashada Madaxtooyada Somaliland.
Sidee U Aragtaa ?
Sida uu Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud barri ku qajajacinayo Baarlaanka ee ah sameynta dastuur asaga gaar u ah waxaa ku cad;
1) In Baarlamaanka 11aad uu soo qufulayo awoodoodii.
2) In Wadanku uu ka guurayo nadaamka Parliamentary- ga ah, awooduna ay Madaxwaynaha keligiis ku ekaaneyso.
3) In Federalism- kii la duugayo oo la sameysanayo guddiyo qabanaya ilaa heer doorasho deegaan oo dowladda dhexe ay magacaabeyso.
4) In 4.5 kii uu si dadban u dhintay.
Waana saddexda shey ee shirarkii dib u heshiisiinta kasoo baxay oo Soomaali isku soo celiyay.
Federalism, Parliamentary and inclusivity.
Dibaa wallee naloo celiyey.
Alloow alle…
#Somalia
EIDUL MUBARAK
Waxaan Idiin Rejaynayaa Dhammaantiin In Aad Ku Ciidaan, Caafimaad Qab, farxad iyo Qalbi Furnan. Ciido Badan Oo Kale Nabad Qab Eebbe Ha Innagu gaadhsiiyo.