BanadirTech is a cutting-edge tech company that provides a wide range of digital services to businesses of all sizes with a focus on innovation and quality.
Muuqaalku waa mid kamid meelaha ugu wanaagsan ee si la fahmi karo aad ugu soo bandhigi karto fikirkaaga ama ganacsigaaga.
BanadirTech waxey kuu qabaneysaa dhamaan adeegyada muuqaal sameynta la xiriira, nagala soo xiriir Whatsapp: +252 61 0581909
#videoProduction#BanadirTech
Ganacsi aan marketing laheyn wuxuu lamid yahay ganacsi aan macmiil laheyn, BanadirTech waxey kuu qabaneysaa dhamaan adeegyada Digital Marketing la xiriira, hadaba si aan ganacsigaaga ugu sameyno Digital Marketing heer sareeya nagala soo xiriir Whatsapp: +252 61 0581909
Ciid Mubarak
Waxaan Hambalyo ku aadan munaasabada ciidul fidriga u direynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta ay dunida ka joogaan.
#eidmubarak#ciidmubarak#banadirTech
Waa arin muhiim ah in uu ganacsigaaga lahaado sumad u gaar ah oo soo jiidata macmiisha, BanadirTech waxey kuu qabaneysaa dhamaan adeegyada Graphic Design-ka la xiriira, hadaba si aan adeeg heer sare ah kuugu qabano, nagala soo xiriir Whatsapp: +252 61 0581909
#GraphicDesign
Ganacsi kasta wuxuu u baahanyahay inuu lahaado website si u noqdo ganacsi hormarsan.
BanadirTech waxey ganacsiyo badan ka saaciday in ay lahaadaan website-yo caalami ah, hadaba adigana si aan website caalami ah kuugu sameyno nagala soo xirrir whatsapp: +252 61 0581909
#website